BALIGUBADLE MEDIA
Kornayl Biixi oo Masuuliyadii Umadda Uga Faa’idaysanaya Cadaadiska Qaar Kamida Beelaha Reer Hargeysa
March 4, 2019 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa awooda maamul ee loogu dhiibay umadda uga faa’idaysanaya danno khaas ah iyo cadaawad shakhsiyadeed oo uu uga faa’idaysanayo inuu cadaadis adag ku saaro qaar kamida beelaha dega caasimadda kuwaas oo aan la garanayn halka uu kala qaaday balse uu si badheedha madax iyo mijaba dhagaha uga furaystay baaqyadii uga imanaayay taas oo uu kala kulmi karo cawaaqib xumo aanu mahadin.

muuse biixi

arrimaha ugu waawayn ee muuse biixi laga hadlaayay ayay ugu waynayd sii daynta sheekh caan ka ah magaaladda hargeysa  iyo sidoo kale dhalinyaro iyo macalimiin la xidhan kaas oo xaaladiisa caafimaad laga dayrinayo.

dhanka kale warar Baligubadlemedia helayso ayaa sheegaya in cadhadda dadwaynaha deegaankani meeshii ugu xumayd islamarkaana wakhtiyadda soo socda ay sheegeen inay jawaab adag ka bixin doonaan is dhaga marinta kornayl biixi

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS