-
Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Hankiisa Musharaxnimo ee Xisbiga KULMIYE
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ahaa gacantii midig ee Axmed-siilaanyo, ayaa ka hadlay hankiisa xisbiga KULMIYE.
Mr. Xaashi oo hadal ka jeediyay shirka golaha dhexe ee Boorama, wuxuu sheegay inuu hankiisa la sugayo marka...
Tuesday, February 26, 2019
-
Wasiirkii Arrimaha Dibedda Iiraan oo Is Casilay
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Iiraan Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in uu is casilayo, ku dhawaaqitaankaas layaabka leh ayuuna ku baahiyay ciwaankiisa Instagram-ka.
Wuxuu ka cudurdaartay shaqo ka fariisashadiisa.
Zarif...
Tuesday, February 26, 2019
-
Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Cod U Qaaday Xubno Hore Looga Caydhiyay Xisbigaas
Shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa lagu meel mariyey buuxinta jagooyin ka banaan golaha dhexe ee xisbigaasi.
Goobta ayaa laga akhriyey magacyada xubno laga eryey xisbiga, qaar geeriyooday iyo qaar iskaga baxay kuwaas o...
Tuesday, February 26, 2019
-
Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Doortay Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbigaas
Gudoomiyaha cusub ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa goor dhawayd lagu doortay shirka ka socda Boorama.
Jagada gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxa isku soo sharaxay xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa oo is...
Tuesday, February 26, 2019
-
Rooney oo Ka Guuraya Xirfadii Kubadda Cagta Una Guuraya Mihnad Kale
Kabtankii hore ee xulka qaranka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa qorshaynaya waxyaabaha uu qaban lahaa marka uu soo gaba gabeeyo waayihiisa kubada cagta.
Xidiga Rooney oo haatan ka tirsan kooxda DC Un...
Monday, February 25, 2019
-
Urur Ka Shaqaynaya Midnimadda Somaliwayn oo Muqdisho Dhalinyarro Reer Somaliland ahi Kaga Dhawaaqeen
Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa lagaga dhawaaqay urur loo bixiyay badbaado oo ay ku bahoobeen dhalinyaradda kasoo jeeda Somaliland ee ku sugan Magaaladaasi.
Illo-Wareedyo u dhuun daloola Ururkaasi oo aanu he...
Monday, February 25, 2019
-
Maraykanka oo Ku Taliyay In Xilka Laga Tuuro Madaxwaynaha Venezuela
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee waddanka Mareykanka, Mike Pompeo ayaa waxa uu sheegay in maalmaha u haray madaxweynaha Venezuela Nicolás Maduro "ay yihiin kuwo tirsan" kaddib iskudhacyo ay dad badan ku dhinteen oo ka dhashay gargaa...
Monday, February 25, 2019
-
Nuxurka Khudbad Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyey Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta Iyo Midawga Yurub
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey shir madaxeedka wadamada jaamacada carabta iyo midawga Yurub oo ka socda wadanka Masar.
Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbada uu ...
Monday, February 25, 2019
-
Aasaasihii Xisbiga Kulmiye Iyo Proff Samatar oo Ka Muquurtay Ka Qayb Galka Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye
Madaxweynihii hore ee somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka muquurtay ka qayb galka shirka 6aad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo haatan ka socda magaalada Boorama.
Madaxweynihii hore ee somaliland Md Axm...
Monday, February 25, 2019
-
Cadaani oo Loo Diiday Inuu Ka Qayb Gali Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa shirkii 6aad ee golaha dhexe uu maanta uga furmayaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Warar rasmi ah oo soo baxay ayaa shaaciyey in wasiirkii hore ee warfaafinta dhaqanka iyo wacy...
Monday, February 25, 2019
« Previous Page — Next Page »