-
Golaha Amaanka oo muddo kordhin u sameeyay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan gaar ah oo ka yeesheen xaaladda Soomaaliya Arbacadii shalay waxaa ay isku raaceen muddo kordhin loo sameeyay Xafiiska Qaramada Midoobey ee UNSOM ilaa 31-da Maarso sanadkan soo socda ee ...
Thursday, March 28, 2019
-
Guddoomiye Mursal : Xukuumaddu waa in ay deg deg u soo gudbisaa sharciga doorashooyinka
Guddoomiyaha Golaha Shacabk Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka dalbaday xukuumadda Soomaaliya in ay si deg deg u soo gudbiso sharciga doorashooyinka Qaranka.
Hadalka ayuu guddoomiyuhu ka sheegay munaasabadii fur...
Thursday, March 28, 2019
-
Xildhibaan ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida oo labo ruux ku dilay gobolka Jarati
Guddoomiyaha Gobolka Jarati ee dowlad deegaanka Soomaalida Saafi Diiriye Shaafi ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay toogasho xildhibaan ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida oo lagu magacaabo Bashiir Diiriye Camey uu ku dilay ...
Thursday, March 28, 2019
-
Somaliland: Amar Lagu soo Rogay Shaqaalaha Dawladda
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland, Sharmaarke Axmed Muxumed (Geelle), ayaa War Qoraal ah oo uu Maanta soo saaray ayaa shaqalaha dawladda faray inay isticmaalaan kaadhadhka aqoonsiga ee xarumaha dawladda ay uga shaqee...
Wednesday, March 27, 2019
-
Buug ay Qortay Michelle Obama oo Lagu Iibsaday 10 milyan oo Dollar
Buug xusuusteeda ay ka qortay xaaska madaxweynihii hore ee Maraykanka, gabadha lagu magacaabo Michelle Obama ayaa noqday kan loogu iibsiga badanyahay dalka Maraykanka.
Waxaa la qoray shan bilood uun ka hor, illaa iyo haddana wa...
Wednesday, March 27, 2019
-
Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Go’aan Adag Ka Soo Saartay Go’aankii Uu Madaxwayne Tramp Yuhuuda Ugu Aqoonsaday Inay Leedahay Buuraha Golan Heights
Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Go'aan Adag Ka Soo Saartay Go'aankii Uu Madaxwayne Tramp Yuhuuda Ugu Aqoonsaday Inay Leedahay Buuraha Golan Heights
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, March 27, 2019
-
Trump oo Kharashkii uu Ku Dhisayay Gidaarka Xadka Mexico Ka Helay Meel Kale
Aqalka Pentagonka ee looga taliyo militariga dalka Maraykanka ayaa ansixiyay lacag dhan $1 bilyan oo doolar oo ka mid ahaa miisaaniyadda ciidanka in loo leexiyo dhanka dhismaha gidaarka uu ku taamayo madaxweyne Donald Trump.
La...
Wednesday, March 27, 2019
-
Somali Iyo Qoomiyada Boranta ee Kenyaanka Ah ooKu Dagaalamay Meelo Kamida Woqooyi Bari Kenya
Dagaalkaan oo u dhaxeeyey Soomaali iyo Qowmiyada Boranta ee dalka Kenya ayaa waxaa uu uu ka dhacay deegaanka Madogashe ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.
Labadaan qowmiyadood ayaa isku-heysta dhul daaqsin ah oo deegaankaasi k...
Wednesday, March 27, 2019
-
Xeer Ilaalintu Xabsiga Ma Dhigi Doontaa Wasiiradda Dacwadoodu Hortaalo ee Warfaafinta Iyo Difaaca
Maxkamada Hargaysa ayaa damiin ku sii daayay saddex masuul oo siyaabo kala duwan loogu xidhay eeddo musuqmasuq oo uu hantidhawrka guud ee qaranku ku soo eedeeyay, ka dib baadhis uu sameeyay.
Maxkamadaha ayaa siyaabo kala du...
Wednesday, March 27, 2019
-
Madaxwayne Farmaajo oo War Cusub Kasoo Saaray Wada-hadaladda Somaliland Iyo Somaliya
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta Khubad ka jeediyey Furitaanka Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka ayaa sheegay in Dawladdu Hirgelisay Hannaanka Dhab u Heshiisiinta Qaranka iyo Qorshe Howleedkiisa Fuline...
Wednesday, March 27, 2019
« Previous Page — Next Page »