-
DEG DEG: Madaxwayne Biixi oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Taliyayaasha Ciidamadda Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Sareeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf u magacaabay taliyaha ciidammada asluubta Somaliland.
Sarreeye guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax) ayaa hore u ahaa Abaanduulaha koowaad ee c...
Thursday, March 28, 2019
-
Muddo Xileedkii Golayaasha Deegaanka oo Aroorta Ku Eg Iyo Dhawaqa Madaxtooyadda oo Loo Dhag Taagayo
waxa aroorta oo bishu tahay 29 march ay kaga egtahay muddo xileedkii golayaasha deegaanka dalka kuwaas oo aan ilaa hadda Golaha guurtidu u samayn wax muddo kordhin ah islamarkaana aanay xukuumadu kasoo saarin wax akhbaar ah
...
Thursday, March 28, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Magacaabay Gudoomiye Maareeye Ku Xigeenka Haamaha Shidaalka Berbera
Madaxweynaha somaliland ayaa maareeye ku xigeen cusub u magacaabay haamaha kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Muuse Biixi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xarunta Warqabadka ee Bal...
Thursday, March 28, 2019
-
Madaxwayne Madaarkii Hargeysi Wuu Xidhmayaa “Xildhibaan Kamida Golaha Guurtida Somaliland
Madaxwayne Madaarkii Hargeysi Wuu Xidhmayaa "Xildhibaan Kamida Golaha Guurtida Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 28, 2019
-
Qaar Kamida Bulshadda Caasimadda oo Banaan-bax ay Kaga Cabanayaan Duqa Caasimadda La Hortagay Madaxtooyadda
Qaar Kamida Bulshadda Caasimadda oo Banaan-bax ay Kaga Cabanayaan Duqa Caasimadda La Hortagay Madaxtooyadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 28, 2019
-
Xaaladda Abaar Iyo Biyo La’aan ah Lagaga Dhawaaqay Deegaanadda Hoos Yimaadda Gobolka Hawd
Xaaladda Abaar Iyo Biyo La'aan ah Lagaga Dhawaaqay Deegaanadda Hoos Yimaadda Gobolka Hawd
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 28, 2019
-
Wasiirka Difaaca Somaliland oo Iska Fogeeyay In Eedaymo Musuqmaasuq oo uu Galay Loo Haysto
Wasiirka gaashaandhiga somaliland Axmed Ciise Xawar ayaa ka hadlay eedaymaha musuq maasuq ee hanti dhawraha guud ee qaranku ka geeyey xeer ilaalinta.
Wasiir Xawar ayaa meesha ka saaray wax musuq ah oo loo haysto, waxaanu tilm...
Thursday, March 28, 2019
-
Wasaaradda Maaliyadda oo Bayaamisay Cashuuro Cusub oo ay Soo Rogtay
wasaarada horumarinta maaliyada somaliland ayaa ku dhawaaqday inay hirgelinayso cashuuro horleh oo la qaadi doono.
Bayaan ka soo baxay wasaarada horumarinta maaliyada somaliland ayaa lagu faah faahiyey cashuuraha ay haatan qo...
Thursday, March 28, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidamadda Asluubta
Madaxwayne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidamadda Asluubta
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 28, 2019
-
Toogashadii New Zealand: Hoggaamiyaha Austria Oo Arrin Cusub Shaaciyay
Hoggaamiyaha dalka Austria Sebastian Kurz ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay inuu jiro xiriir dhaqaale oo ka dhaxeeya ninka loo heysto weerarkii masaajidyada dalka New Zealand Brenton Tarrant iyo dhaqdhaqaaqa midigta-fog ee Austria....
Thursday, March 28, 2019
« Previous Page — Next Page »