BALIGUBADLE MEDIA
Beelaha Arab oo Gudoomay Mashruuc Somaliland Lagu Soo Gunaanadayo oo Kornayl Biixi Kasoo Qaatay Jabuuti
March 31, 2019 - Written by admin

madaxa dhaqanka beelaha arab ayaa galabta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaaladda hargeysa ku bayaamiyay inay ka tashan doonaan dawladda somaliland islamarkaana ay ciidamadooda kala soo bixi doonaan maamulka somaliland hadii aan la joojjin mashruuca qaran dumiska ah ee madaxwaynaha somaliland kasoo qaatay dalka jabuuti.

breaking news

waxgaradkan ayaa sheegay in la gaadhay wakhtigii beelaha arab gudoomi lahaayeen balaayadda lagu soo gunaanadayo qaranimadda somaliland maadaama oo madaxwaynihii ugu sareeyay dalka ay kasoo go’day
si kastaba ha ahaatee hadalkan ayaa keenay in guux wayni ka istaadhmo qaybo kamida caasimadda hargeysa iyadoo ay dawladii somaliland qarka u saarantahay in gabi ahaanteedba kalsoonida lagala noqdo maadaama oo beelihii isaaq qaar kamid ahi iskugu soo dhuunteen shaadhkii dawladnimo

xaaladda ayaa kacsan waxaana laga yaabaa in saacadaha soo socda xaaladu faraha kasi baxdo

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS