-
Abwaan Siciid Ilkajiir, Abwaan Mawliid Qolqol Iyo Barkhad Jibriil oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaantay Hadalkii Kasoo Yeedhay Xukuumadda
Abwaan Siciid Ilkajiir, Abwaan Mawliid Qolqol Iyo Barkhad Jibriil oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaantay Hadalkii Kasoo Yeedhay Xukuumadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, April 5, 2019
-
Xukuumada Somaliland Hiilka Jabuuti Iyo Axmed Cismaan Geelle Midkee Marinkeeda Ah…Faallo Muniir Axmed Cigaal
Ma Saxbaa Inay Xukuumadda Somaliland Waddan Kale U Soo Raacdo Ganacsatada U Dhalatay? Dunidu Sidaa Ma Samaysaa?
Afrika waxaa laga filayaa inay shaqa abuur yeelato qiyaastii rubuc ka mid ah shaqaalaha adduunka taas oo ah astaa...
Friday, April 5, 2019
-
Maxkamad Xukuno Adag Ku Riday Dawlada Djibouti Iyo DP World Oo U Muuqata Inay Ka Guulaysanayso Madaxweyne Geelle
Maxkamada caalamiga ah ee xalinta khilaafaadka magaalada London ayaa go’aan ka soo saartay dacwad u dhaxaysay dawlada Djibouti iyo shirkada DP World.
Maxkamada xalinta khilaafaadka ee London ayaa go’aamisay in dawlada D...
Friday, April 5, 2019
-
Cabashadii ganacsatada xaafadda Islii oo la xaliyay
Kaddib labo cisho oo mudahaaraad ah oo ay dhigayeen ganacsatada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in la xaliyo cabashada ganacsatada.
Guddoomiyaha degmada Kamakunji oo ay ka ...
Friday, April 5, 2019
-
Daawo: Hadaladda Is Khilaafsan ee Xukuumadu Ka Soo Saartay Arinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle
Daawo: Hadaladda Is Khilaafsan ee Xukuumadu Ka Soo Saartay Arinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, April 5, 2019
-
Maraykanka Iyo Maxkamada caaalamiga Ah Ee ICC Oo Is Maandhaaf Soo Kala Dhex Galay
Maraykanka Iyo Maxkamada caaalamiga Ah Ee ICC Oo Is Maandhaaf Soo Kala Dhex Galay Mareykanka ayaa dal ku galka kala noqday dacwad oogaha guud ee maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC, Fatou Bensouda.
Fatou Bensouda ayaa ba...
Friday, April 5, 2019
-
Shirkadda SBI oo Iska Fogaysay Eedaymo Uga Yimid Xukuumadaha Somaliland Iyo Jabuuti
Afhayeen u Hadley Ganacsade Axmed Cismaan Geele ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid Madaxtooyada Somaliland , isla markaana waxaa uu faah faahin ka bixiyey khilaafka ka dhex qarxay Gan...
Friday, April 5, 2019
-
Daawo Saleeban Ali Bile oo raali gelin ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Suldaan Habaar Iyo Qodobo kale oo xaasaasi ah.
Daawo Saleeban Ali Bile oo raali gelin ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Suldaan Habaar Iyo Qodobo kale oo xaasaasi ah.
https://www.youtube.com/watch?v=w1B1Ppzs1NU
...
Thursday, April 4, 2019
-
Daawo shacabka Laascaanood qaybihiisa kala duwan oo si kulul uga hadlay weerarka Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.
Laascaanood(Baligubadle)Daawo shacabka Laascaanood qaybihiisa kala duwan oo si kulul uga hadlay weerarka Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.
https://www.youtube.com/watch?v=EWizpMgnfm4&t=36s...
Thursday, April 4, 2019
-
Daawo Tartan dunidda ku cusub oo markii u horaysay la qabtay iyo wixii la soo bandhigay.
Daawo Tartan dunidda ku cusub oo markii u horaysay la qabtay iyo wixii la soo bandhigay.
https://www.youtube.com/watch?v=xHi7wkq4_DQ&t=13s...
Thursday, April 4, 2019
« Previous Page — Next Page »