-
Siyaasi Cali Qoryoolay oo Ka Hadlay Khilaafka Dhismaha Madaxtooyadda Cusub + Eedaymana U Jeediyay Madaxwayne Biixi
Siyaasi Cali Qoryoolay oo Ka Hadlay Khilaafka Dhismaha Madaxtooyadda Cusub + Eedaymana U Jeediyay Madaxwayne Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 22, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Qaabilaya Odayaal Ka Qayb-galay Doorashadii Maamulka Puntland
Madaxweyne Biixi Oo Qaabilaya Odayaal Ka Qayb-galay Doorashadii Maamulka Puntland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 22, 2019
-
Daawo Geelaha Jabuuti oo sheegay in xukunkiisu khatar ku jiro oo kacdoono culus ay ku socdaan.
Jabuuti(Baligubadlemedia)madaxwayne Ismaciil cumar geelle ayaa markii ugu horaysay sheegay in xukunkiisu uu khatar wayn ku jiro oo ay jiraan kacdoono shacab oo ka dhan ah xukunkiisa kalitalisnimada ah ee ku gaamuray dhiiga shacabk...
Monday, April 22, 2019
-
Qaar Kamida Shacabka Hargeysa oo Banaabax Wayn Iskugu Soo Baxay + Arrimaha Ay Ka Cabanayaan.
Shacabka ku dhaqan Degmadda Maxamed Mooge ayaa saaka dhigay cabasho mudaharaad ah oo ay ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan warshadda Isku Rid-qaysa Daamurka Iyo Jayga oo qiiqa iyo ciid ay tuurayso ay waxyeelo caafimaad daro...
Monday, April 22, 2019
-
Daawo Barnaamijkii Baadi goob oo u galay caafimaadka madaxwayne Muuse biixi.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Barnaamijkii Baadi goob oo doorkan u galay caafimaadka madaxwayne Muuse biixi cabdi iyo cudur ay ka sheegeen.
https://www.youtube.com/watch?v=B...
Monday, April 22, 2019
-
Daawo Booliska oo jidh dil xoogan ugu gaystay magalada Hargetsa suxufiyiin.
Hareysa(Baligubadlemedia)Daawo Booliska oo jidh dil xoogan ugu gaystay magalada Hargetsa suxufiyiin kadib xabsiga u taxaabay.
https://www.youtube.com/watch?v=D60-JNr2dvI&t=19s...
Sunday, April 21, 2019
-
Baadhitaano Lagu Bilaabay Madaxweynihii Hore Ee Suudaan, Lacag Laga Helay Gurigiisa Iyo Qiimaha Lagu Sheegay.
Dacwad oogaha dalka Suudaan ayaa waxa uu bilaabay baadhitaan uu ku sameynayo madaxweynaha xilka laga tuuray ee Cumar Xasan al-Bashiir, kaas oo loo haysto eedo ah inuu si sharci-daro ah lacago iskugu kala gudiyay iyo weliba inuu ha...
Sunday, April 21, 2019
-
Dadka Aan Hargeysa U Dhalan Waxaan Leeyahay”Duqa Caasimadda oo Aflagaado iyo Cunsuriyad Kasoo Yeedhay”
Dadka Aan Hargeysa U Dhalan Waxaan Leeyahay"Duqa Caasimadda oo Aflagaado iyo Cunsuriyad Kasoo Yeedhay"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, April 21, 2019
-
Wasaaradda Gaadiidka oo Ka Markhaati Kacday Dhibta Shilalka Gaadiidku Ku Hayaan Bulshadda Somaliland
Wasaaradda Gaadiidka oo Ka Markhaati Kacday Dhibta Shilalka Gaadiidku Ku Hayaan Bulshadda Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, April 21, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka War Bixiyay.
Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland ayaa dib ugu soo laabtey maanta magaalada Hargeysa kadib safar laba maalmood qaatey oo ay ku tageen dalka Imaaraadka Carabta .
Wasiirka arimaha dibada Somaliland Yasiin Xaaj...
Sunday, April 21, 2019
« Previous Page — Next Page »