|
wararka
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Warbixiyay Qaraarkii Heshiiska ahaa ee ay Soo Wada Saareen Labadda Xisbi ee Ucid Iyo Kulmiye
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Warbixiyay Qaraarkii Heshiiska ahaa ee ay Soo Wada Saareen Labadda Xisbi ee Ucid Iyo Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, April 23, 2019
-
Axmed Ismaacil Samatar oo Ku Taliyay In La Tayeeyo Guddiyada Loo Xulo Wada Hadalada
Prof.Axmed Ismaacil Samatar ayaa ka hadlay sida loogu baahan yahay in la qaabeeyo sida wadahadal lagaga guulaysto loola gali karo Somaliya.
Prof.Axmed Ismaacil Samatar ayaa shaaciyay In loo baahan yahay in laysu keeno labee...
Tuesday, April 23, 2019
-
Maalqabeen Saddex Wiil Ku Waayay Qaraxyadii Sri Lanka
Saddex kamid ah afarta canug ee uu dhalay maalqabeenka u dhashay Denmark ee Anders Holch Povlsen ayaa ku dhintay qaraxyadii Axadii lala beegsaday dalka Sri Lanka, sida uu BBC u xaqiijiyay afhayeen u hadlay bilyaneerkaasi.
Qoysk...
Tuesday, April 23, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo ay Ku Adkaatay Xal U Helida Khilaafka Axsaabta Iyo Komishanka
Madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa muddo sanad iyo badh ah oo uu hayo taladda dalka wuxuu la ildaranyahay xal u helida khilaafka soo noqnoqday ee komishanka iyo axsaabta waxaanu ilaa hadda ka warwareegaysaa inuu...
Tuesday, April 23, 2019
-
Safaradda Farmaajo oo Xadhkaha Goostay Iyo Socdaal uu Ku Tagay Dalka Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay dalka Masar halkaas oo uu ka furmi doono shir lagaga arrinsanayo xaaladda dalka Suudaan iyo sidii xal waar...
Tuesday, April 23, 2019
-
Xisbiyadda Ucid Iyo Kulmiye oo Ku Dhawaaqay Qodobo Cusub oo Ay Gooni Ugu Heshiiyeen
Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ayaa sheegay inay fashilmeen wadda hadaladii udhaxeeyay saddexda xisbi qaran sidaa daraadeedna ay labadooda xisbi oo keliya ay gaadheen heshiis rasmiya.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, April 23, 2019
-
Proff: Cabdi Cali Jaamac oo Sharaxaad Ka Bixiyay Hoos U Dhaca Sarrifka, Qiimaha Maciishadda Iyo Arrimo Kale
Proff: Cabdi Cali Jaamac oo Sharaxaad Ka Bixiyay Hoos U Dhaca Sarrifka, Qiimaha Maciishadda Iyo Arrimo Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 22, 2019
-
Muuse Biixi oo Hadhimo Sharafeed Ku Qaabilay Waxgaradka Iyo Odayaasha Goboladda Sanaag Iyo Badhan
Madaxweynaha J Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiin, isimmo, cuqaal, aqoonyahan iyo waxgarad kasoo jeeda deegaannada Sanaag Bari iyo gobolka Badhan oo muddooyinkii ugu dambeeye...
Monday, April 22, 2019
-
Wasiiradii U Kala Dambeeyay Madaxtooyadda Somaliland oo Dood Adag Yeeshay Habeenkii Xalay
Wasiiradii U Kala Dambeeyay Madaxtooyadda Somaliland oo Dood Adag Yeeshay Habeenkii Xalay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 22, 2019
-
Muwaadin 20 Sanno Cadaalad Ka Raadinayay Dawladihii Kal Dambeeyay ee Somaliland oo Geeriyooday + Barnaamij Lagu Waraystay Maalmo Kahor Geeridiisa
Muwaadin 20 Sanno Cadaalad Ka Raadinayay Dawladihii Kal Dambeeyay ee Somaliland oo Geeriyooday + Barnaamij Lagu Waraystay Maalmo Kahor Geeridiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 22, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|