-
Mo Farah Iyo Haile Gabreselasa oo Madaxa Iskula Jira
Labada orodyahan ee caanka ah ee afarta jeer qaaday koobka orodada ciyaaraha olimbikada adduunka, Mo Faarax iyo Haile Gebrselassie ayuu dhexmaray muran xoog badan oo la xiriira xatooyo ka dhacday hoteel Addis Ababa ku yaala.
...
Thursday, April 25, 2019
-
Proff: Cali Khaliif Iyo Samatar oo Loo Ogolaaday In Barnaamijyadoodii Dood Wanaaga Ku Qabsadaan Boorama
Proff: Cali Khaliif Iyo Samatar oo Loo Ogolaaday In Barnaamijyadoodii Dood Wanaaga Ku Qabsadaan Boorama
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, April 25, 2019
-
Wasiirka Hawlaha Guud oo Waraysi Lala Yeeshay Kaga Hadlay Dhulka Madaxtooyadda Cusub Iyo Arrimo Kale
Wasiirka Hawlaha Guud oo Waraysi Lala Yeeshay Kaga Hadlay Dhulka Madaxtooyadda Cusub Iyo Arrimo Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, April 25, 2019
-
Madaxwayne Geele oo Mudooyinkii U Dambeeyay Walaac Baahsani Lasoo Darsay
Madaxweynaha dalka Jabuuti, Md Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka casbi in qaba kacdoon shacab kursiga uu muddada dheer ku fadhiyey lagaga tuuro, waxaanu sheegay in isaga illaahay ka bad-baadiyey waxa ku dhacay Madaxweynayaashi dalal ...
Thursday, April 25, 2019
-
Itoobiya iyo Rwanda oo Iska Kaashanaya Horumarinta Dhallinyarada
Itoobiya iyo Ruwanda ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan horumarinta Dhallinyarada. Wasiirka Dhallinyarada Ruwanda Rosemary Mbabazi ayaa magaalada Kigali ee caasimadda Ruwanda ku qaabilay Wasiirka Dhallinyarada Itoobiya Mrs. Ye...
Wednesday, April 24, 2019
-
Hlakuu Salka Ku Hayaa Ismaan Dhaafka Ka Dhex Aloosan Qatar Iyo Somaliya
Dawladda Qatar iyo dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay soo kala dhex gashay xurguf diblomaasiyadeed oo aan weli banaanka u soo bixin.
Xurguftan ayaa ka dhalatay ka dib markii ay shirkadda Talyaaniga ah ee ENI qodis shida...
Wednesday, April 24, 2019
-
“Wasiirka Gaadiidku Awood Ka Baxsan Awoodiisa Wasiirnimo Ayuu Isticmaalayaa Ee Cago Dhigo Ayaanu Leenahay”
Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Wasiirka Gaadidka Cabdillaahi Abokor, oo uu sheegay inuu ku dhaqaaqayo talaabooyin ka baxsan sharciga iyo awoodiisa wasiirnimo....
Wednesday, April 24, 2019
-
Ma Garanayo Sabab Xilka La Iiga Qaaday “Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka “
Ma Garanayo Sabab Xilka La Iiga Qaaday "Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka "
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, April 24, 2019
-
Daawo Gudoomiye Cirro oo dalka ku soo laabtay oo si kulul uga hadlay xaalada Dalka”Dharaaraba Waxyaablaa Igu Soo Dhacaayey” Gudoomiye Cirro
Hargeysa(Baligubadle)Daawo Gudoomiye Cirro oo dalka ku soo laabtay oo si kulul uga hadlay xaalada Dalka"Dharaaraba Waxyaablaa Igu Soo Dhacaayey" Gudoomiye Cirro
&n...
Wednesday, April 24, 2019
-
Daawo Waraysi Xaasaasi ah oo lala yeeshay Raysal Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre.
Muqdisho(Baligubadle)Halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa Waraysi gaar ah oo Xaasaasi ah oo lala yeeshay Raysal Wasaaraha dawladda faderalka Somalia Xasan Cali Khayre kaasi oo lagu waydiiyey su`aallo badan oo ku qotoma waaqica iy...
Tuesday, April 23, 2019
« Previous Page — Next Page »