BALIGUBADLE MEDIA
Cali Gurey oo Madaxwayne Biixi Ku Dhaliilay Inuu Isku Koobay Taladii Dalka.
April 25, 2019 - Written by admin

Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu isku koobay taladii dalka .

cali gurey

Cali Guray ayaa tusaale u soo qaatey hadii ay laba islaamood ay is qabsadaan in aaney dhamaaneen ilaa xafiiska madaxweynaha ay gaadho oo uu madaxweynuhu go,aan ka gaadho

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS