-
Cidii Khal-Khal Galinaysa Dalka Xil Kasta oo ay Hayso Waa In Gacan Bir ah Lagu Qabtaa “Madaxwayne Biixi”
Cidii Khal-Khal Galinaysa Dalka Xil Kasta oo ay Hayso Waa In Gacan Bir ah Lagu Qabtaa "Madaxwayne Biixi"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 13, 2019
-
Madaxweyne ku xigeenka USA: Ilhaan meelna ugama bannaana guddiga arrimaha dibadda ee Kongreska
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike pence ayaa sheegay Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congress-ka iney boos ku lahayn ka sii mid ahaanshaha guddiga joogtada ee arrimaha dibadda aqalka Congress-ka.
Warkan oo aan ka soo xiga...
Monday, May 13, 2019
-
Xukuumada Somaliland oo Ganafka Ku Dhafatay Tabliiqa Siyaasiga ee Pro Samatar Cali Khaliif Galaydh.
Xukuumada Somaliland oo Ganafka Ku Dhafatay Tabliiqa Siyaasiga ee Pro Samatar Cali Khaliif Galaydh.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 13, 2019
-
“Madaxweyne Muuse Biixi Xil Ka Xayuubin Ayuu Ku Mutaysanaya Dastuur- Jabinta Sharcigii Lagu Laalay Ee Xildhibaanku Ku Xidhanyahay…” Muniir Axmed Cigaal
Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa shaaca ka qaaday in madaxweyne Muuse Biixi uu maamuus ka xayuubin ku mutaysan karo dastuur jabin uu ku eedeeyey.
Siyaasi Muniir ayaa qoraal uu soo saaray wa...
Monday, May 13, 2019
-
Proff Samatar oo Ka Dhawaajiyay Qorshe Siyaasadeed Ay Ku Midoobi Karaan Beelaha Darafyaddu.
Prof Ismaaciil Samater ayaa sheegay in ay suurtagal tahay inay soo noqoto xuluufadii Siyaasadda ee gobollada Galbeedka iyo Bariga Somaliland, waxaanu ka sanqadhiyey inay xisbi ay ku midaysan-yihiin samaystaan marka axsaabta dib lo...
Sunday, May 12, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Ku Fashilmay Talabadii Saddexaad ee uu Qaado Muddo Bil Gudaheeda
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa u muuqda madaxwayne aan taladda badsan islamarkaana rogrogin kahor inta aanay kasoo bixin xafiiskiisa taas oo keentay in madaxwaynuhu muddo bil gudaheeda ku fashi...
Sunday, May 12, 2019
-
Xisbiga WADDANI Oo Tilmaamay In Hadallada Wasiirradu Sawir Cad Ka Bixinayaan Tayada Hoggaaminta Madaxweyne Biixi
Xisbiga WADDANI Oo Tilmaamay In Hadallada Wasiirradu Sawir Cad Ka Bixinayaan Tayada Hoggaaminta Madaxweyne Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 12, 2019
-
War Deg Deg Ah Daawo Golaha Wakiiladda Somaliland oo diiday codsi uga yimid xukuumadda oo xasaanada looga qaadayay Xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku xidhan.
War Deg Deg Ah Daawo Golaha Wakiiladda Somaliland oo diiday codsi uga yimid xukuumadda oo xasaanada looga qaadayay Xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku xidhan.
https://www.youtube.com/watch?v=-TLtuCNbKu8
...
Sunday, May 12, 2019
-
Gudidda Joogtadda Ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Ku Gacan Saydhay Dalab Uga Yimid Xukuumadda Somaliland
Guddida Joogtadda ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ku gacan saydhay dalab xukuumadda somaliland ku dalbanaysay in xasaanadda lagaga xayuubiyo xildhibaan maxamed axmed dhakool oo ka tirsan golaha wakiiladda somaliland
...
Sunday, May 12, 2019
-
Daawo mid ka mid ah qisaskii soo maray Alle ha u naxariistee Xaaji markii markii ay Ciidagale,Arab,Sacad Muuse Iyo Isaxaaq isku qabsadeen Masjid Jaamica Hargeysa iyo sidii uu uga odayeeyay.
Daawo mid ka mid ah qisaskii soo maray Alle ha u naxariistee Xaaji markii markii ay Ciidagale,Arab,Sacad Muuse Iyo Isaxaaq isku qabsadeen Masjid Jaamica Hargeysa iyo sidii uu uga odayeeyay.
waxa ka waramaya weriye Xasan Maxamed...
Saturday, May 11, 2019
« Previous Page — Next Page »