-
Madaxwayne Biixi oo Isku Shaandhantii Ugu Balaadhnayd Abid Ku Samaynaya Xukuumadiisa
Madaxwaynaha Somaliland mudane muuse biixi ayaa la filayaa inuu isku shaandhantii ugu balaadhnayd abid ku sameeyo xukuumadiisa taasoo oo galaafanaysa raxan wasiiro ah oo ka tisan xukuumadiisa iyo waaxda garsoorka kadib markii ay...
Tuesday, May 14, 2019
-
Isticmaalayaasha Degelka Loo Yaqaan Whatsapp oo Weerar Dhinaca Internetka Ah Lala Beegsaday
Budhcadda internetka ayay u suuragashay in iyaga oo meel kale jooga ay software basaasid loo adeegsado ku shubaan WhatsApp oo fariimo la isaga diro.
WhatsApp oo ay leedahay shirkadda Facebook ayaa sheegtay in arrintan lagu bart...
Tuesday, May 14, 2019
-
Waa Kuma Xasan Maxamed Cali Gaafadhi ?
(Wasiir gaafaadhi Jawaabtiisu Ma Difaac Bay ahayd Mise Darjiidh)
Xasan maxamed Cali Gaafaadhi Gudoomiyihii Ururkii RAYS ee Hadhka cad Taageerayaashiisii kaga Dhaqaaqay Hargaysa isla Markaana Ka Doorbiday Afhayeenimada Gudoomiye...
Tuesday, May 14, 2019
-
Qaar Kamida Salaadiinta Somaliland oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaranka Somaliyeed ee uu Ka Baxay Xaaji Cabdi Waraabe
Qaar Kamida Salaadiinta Somaliland oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaranka Somaliyeed ee uu Ka Baxay Xaaji Cabdi Waraabe
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Tuesday, May 14, 2019
-
War Deg Deg ah Daawo Madaxwaynaha oo caawa shacabka la hadlay soona kormeeray xaafadaha iyo Badhtamaha Hargeysa.
War Deg Deg ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka hadlay Soona Kormeeray Khasaare ka dhashay Roobabkii Da'ay caawa.
https://www.youtube.com/watch?v=U8CJxbk8O2k&t=18s
...
Monday, May 13, 2019
-
Daawo Roobab Mahiigaan ah oo ka Da`ay magalada Hargeysa oo sababay khasaare Dhimasho iyo dhaawac ah iyo dawladda oo ka hadashay.
Daawo Roobab Mahiigaan ah oo ka Da`ay magalada Hargeysa oo sababay khasaare Dhimasho iyo dhaawac ah iyo dawladda oo ka hadashay.
https://www.youtube.com/watch?v=UZwlumYyfWo&feature=youtu.be
...
Monday, May 13, 2019
-
War Deg Deg ah Daawo Imtaxaanaadkii dawladda oo Fashilmay”imtaxaan cusub ayaa la qaadayaa waxaana la xidhi doona social mediyaha….”
Muqdisho(Baligubadlemedia)War Deg Deg ah Daawo Imtaxaanaadkii dawladda oo Fashilmay"imtaxaan cusub ayaa la qaadayaa waxaana la xidhi doona social mediyaha...."
https://www.youtube.com/watch?v=qT1iiusmNO0
...
Monday, May 13, 2019
-
Daawo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi oo qasriga madaxtooyadda ku qaabilay safiirka Ingiriiska.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Ben Fender oo maanta dalka ku yimid safar shaqo.
Kulankaa W...
Monday, May 13, 2019
-
Daawo Masuul xukuumadda ka Tirsan oo weeraray Xisbiga Waddani Iyo Kooxda Tabliiq siyaasi ee labada Prof Axmed Samatar Cali Khaliif Galaydh.
Daawo Masuul xukuumadda ka Tirsan oo weeraray Xisbiga Waddani Iyo Kooxda Tabliiq siyaasi ee labada Prof Axmed Samatar Cali Khaliif Galaydh.
https://www.youtube.com/watch?v=Zxq0N190Ltg
...
Monday, May 13, 2019
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Culima Awdiinka Dalka Ugu Baaqay Inay Soo Dhex Galeen Khilaafka Axsaabta
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Culima Awdiinka Dalka Ugu Baaqay Inay Soo Dhex Galeen Khilaafka Axsaabta
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 13, 2019
« Previous Page — Next Page »