|
wararka
-
Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax ayaa maansadan ku cabiray kaalintii Alle ha u naxariistee xaaji cabdiwaraabe.
Dhanbaalku Xumaa, Dheguhu maqlayaan
Warkiyo dhacdadiyo, Dhiiladu ba'anaa
Dhalaan iska daa, ilmadu ka Dhacdee
Haday dhagaxdiyo, dhulkuba hadlayaan-
Tiirkaa dhacaybaa, Umado Dheerayn!
Markay Dhabaqdee, Taladu Dhacantee
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay shirkii Fashilmay ee DFS iyo Maamulada uga socday Garoowe.
Daawo dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay shirkii Fashilmay ee DFS iyo Maamulada uga socday Garoowe.
https://www.youtube.com/watch?v=Wy9U0HjBLx0&t=1s
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo sheegay in loo diiday inuu booqdo Xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku xidhan.
Daawo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo sheegay in loo diiday inuu booqdo Xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku xidhan.
https://www.youtube.com/watch?v=ysInB6ysDuA&feature=youtu.be
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo qaabkii uu u dhaxay Aas qaran oo loo sameeyay Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdiwaraabe
Daawo qaabkii uu u dhaxay Aas qaran oo loo sameeyay Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdiwaraabe
https://www.youtube.com/watch?v=vqnaoVtSTVY&feature=youtu.be
...
Saturday, May 11, 2019
-
Daawo madaxkamadda oo diiday qaadista dacwada xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku tilmaantay.
Hargeysa(Baligubadlmedia)Daawo madaxkamadda oo diiday qaadista dacwada xildhibaan Dhakool oo sharci daro ku tilmaantay.
https://www.youtube.com/watch?v=FUdyuZ_G3mE
...
Saturday, May 11, 2019
-
“Komishankani Waa U Diyaar Inay Is Casilaan, Laakiin Xukuumadda Ayaa Dabada Ka Riixaysa”
Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Yuusuf Dheri, oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay khilaafka Xisbiyada ee ku saabsan Doorashada iyo Komishanka, waxaanu sheegay in Komishanka Doorashooyinku aanay rabin inay Dooras...
Saturday, May 11, 2019
-
Madaxwayne Xaaf oo Sheegay In Shirkii Dawladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyadu Ku Soo Idlaaday Nasiib Darro
Madaxwayne Xaaf oo Sheegay In Shirkii Dawladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyadu Ku Soo Idlaaday Nasiib Darro
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 11, 2019
-
Faysal Cali Waraabe oo Sifeeyay Shakhiyadda Xaaji Cabdi Kariin Xuseen yuusuf (Cabdi Waraabe)
Faysal Cali Waraabe oo Sifeeyay Shakhiyadda Xaaji Cabdi Kariin Xuseen yuusuf (Cabdi Waraabe)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 11, 2019
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyay Xaaji Cabdi Waraabe
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyay Xaaji Cabdi Waraabe
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 11, 2019
-
Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Ka Hadlay Sida uu Maamulay Xildhibaan Dhakool oo La Horkeenay
Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Ka Hadlay Sida uu Maamulay Xildhibaan Dhakool oo La Horkeenay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 11, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|