-
Badhasaabo Hore Uga Tirsanaan jiray Xukuumadii Siilaanyo oo Guul Ku Tilmaamay Safarka Madaxwayne Biixi ee Ginni
Badhasaabo Hore Uga Tirsanaan jiray Xukuumadii Siilaanyo oo Guul Ku Tilmaamay Safarka Madaxwayne Biixi ee Ginni
https://youtu.be/BYriEjMI9OY...
Friday, July 5, 2019
-
Guinea-Conakry: Dal Kamid Ah Dalalka Ugu Faqiirsan Afrika Kuna Liita Xuquuqda Bini’aadamka.
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hogaaminayo
ayaa booqasho qaadanaysa dhawr maalmood ku tagay dalka Gini oo ka mid ah dalalka ku yaala galbeedka Afrika.
Hadaba Dalka Gini (Guinea) oo uu i...
Thursday, July 4, 2019
-
Mid Kamida Iskuuladii Dawladda ee Boorama oo Macalimiin Loo La’ Yahay
Mid Kamida Iskuuladii Dawladda ee Boorama oo Macalimiin Loo La' Yahay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, July 4, 2019
-
Somaliland oo UN-ka u Gudbisay Dacwad ka Dhan ah Maamulka Hawadda ee Soomaaliya Sheegatay in lagu Wareejiyey
Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay inay gudbisay dacwad ka
dhan ah talaabadda ay Xukuumadda itaalka daran ee Soomaaliya ay ku sheegatay inay Hay’adda ICAO kala wareegtay maamulkii hawadda ee Soomaaliya iyo Somal...
Thursday, July 4, 2019
-
Madax Dhaqameed Ku Baaqay In Lagu Mudaharaado Golayaasha Deeganka Ee Muddo Dhaafka Ah
Madax Dhaqameed Ku Baaqay In Lagu Mudaharaado Golayaasha Deeganka Ee Muddo Dhaafka Ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, July 4, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisii Oo Gaadhay Wadanka Guinea Iyo Qaabkii Loo Qaabilay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa maanta gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini (Guinea) ee galbeedka qaaradda Af...
Wednesday, July 3, 2019
-
Xaaska Amiirka Dubai oo Ku Dhuumanaysa London
Amiirad Haya bintu al-Xuseen oo ka mid ah xaasaska amiirka Dubai Sheekh Maxamed al-Maktuum,
ayaa waxaa soo wajahay cabsi xooggan kadib markii ay kasoo carartay seygeeda.
Sheekh Maxamed ayaa bartiisa Instagram soo dhiga...
Wednesday, July 3, 2019
-
Tirada Muhaajiriin Lagu Laayay Dalka Liibiya
Ugu yaraan 40 muhaajir oo kasoo jeeda qaar ka mida dalalka Africa ayaa lagu soo warramayaa
in ay ku dhinteen ku dhawaad 80 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib marki xalay madaafiic lagu garaacay xero ay ku jireen dad muhaajiriin a...
Wednesday, July 3, 2019
-
“Farmaajo Midnimo Aan Ka Soconayn Ayey Kaga Dhegtay” Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland.
Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Dawladda Somaliya
aanay diyaar u ahayn wada hadalada Somaliland, isla markaana daacad ka ahayn inay labada dal isku garnaqsadaan.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaa...
Wednesday, July 3, 2019
-
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo Eedaymo Culus Ku Miisay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo Eedaymo Culus Ku Miisay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
https://youtu.be/Dyh3bBH_CQ4...
Tuesday, July 2, 2019
« Previous Page — Next Page »