BALIGUBADLE MEDIA
Khasaaraha Ka Dashay Colaad Markale Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Ceel Afwayn
July 7, 2019 - Written by admin

Deegaanka Karamaan Oo ka Tirsan Degmada Ceel Afwayn Ee Gobolka Sanaag Ayaa Laga Soo Sheegaya Dagaal Ka Dhacay Degaankasi

Waxaana Dagaalkasi Dhexmaray Labadii Beelod Ee Hore Ugu Dagaalamay Degmada Ceel Afwayn Ma Jirto Wax Wara Oo Ka Soo Baxay Labada beelod Ee Ku Dagaalamay Degaankasi Karamaan

breaking news

Laakin Waxaa Jira Dhimasho Gaadhayso 5 Ruux Halka Dhawaacna Aan La Xaqiijin

Sidoo kale Waxaa Jira  Maxaabis La Kala Qabsaday

Dhinaca Kale Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan degmada ceel afwayn ee gobolka sanaag ayaa ku baxay goobta uu ka dhacay dagaalkasi waxaana ciidankii ku sugna degmada ceel afwayn gabi ahaanba la geeyey degaanka karamaan

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS