BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi oo Wershadii Sibidhka Berbera U Saxeexay Ina Awsiciid iyo Shirkad Cumaan Laga leeyahay
July 6, 2019 - Written by admin

Madaxweyne Biixi Oo Sifo Sharciga Baalmarsan Abaal Gud Ku Siiyay Shirkaddii Sibidhka Berbera Ganacsade Maxamed Aw Siciid Iyo Shirkad Kale Oo Cumaani Ah Oo Saami Laga Siiyay

madaxwayne muuse

Dokumenti Cadayn Ah Oo Warbaahintu Heshay Ayaa Lagu Ogaaday in Shirkadii Sibidhka Berbera Ay Xukuumadda Muuse Biixi Si Rasmi Ah U Siisay Shirkadda Uu Leeyahay Ganacsade Aad Ugu Soo Ololeeyay Madaxweyne Biixi Wakhtigii Doorashada Madaxtooyadda Maxamed Awsiciid Geedi Shirkadiisa ” MSG” iyo Shirkad Dalka Cumaan Laga Leeyahay Oo La Yidhaa RAYSUT CEMENT. Waxaana Dukmentigan Ku Cad in Maalgalinta Mashruucani Ku ilaa 40 Million Oo Dollar Oo Ay Shirkadda Raysut Cementa Saami u Heshay Sida Heshiiska Ku Qoran 55% Halka Ay Shirkadda Maxamed Aw Siciid “MSG” iyana Saamiga Ugu Qoran Yahay 45%.
Heshiiskani Ayaa Umuuqda Mid qarsoodi Ah ,  Madaxweyne Biixi Ayaa Umuuqda inuu Abaal Gud ku Siiyay Maxamed Awsiciid Geedi Oo Ay isku Beel Hoose Kasoo Wada jeedaan, Islamarkaana Wakhtigii Ololaha Ka Badheedhay Taageeradiisa,

raysut

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS