-
Weftiga Midawga Yurub Oo Hargeysa Soo Gaadhay
Wafti baladhan oo ka socda midowga Yurub ayaa soo gaadhay shalay magaalada Hargeysa.
Wafigan ka socda Midawga Yurub ayaa madaxweye Biixi iyo hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaradka ah Cabdirxmaan Maxamed Cadbilaahi (Cirro) iyo Eng...
Sunday, October 20, 2019
-
Xiisad Ka Dhalatay Arday Madaxa Kartoono Loo Galiyay
Iskuul ku yaalla magaalada Haveri, gobolka Karnataka ee dalka Hindiya ayaa ardayda oo imtixaan ku jirta waxa madaxa loo wada galiyay Karaatoon si looga hor tago in ay ardaydu imtixaanka kala eegato.
Hase ahaatee fikraddan qishk...
Sunday, October 20, 2019
-
Madaxweyne Erdogan oo wacad ku maray inuu ‘madaxa ka jari doono’ dagaalyahannada Kurdiyiiinta
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa "uu madaxa ka jari doono" dagaalyahannada Kurdiyiinta haddii aanay sidii qorshaha ahaa ka bixin aagga nabadda ee waqooyiga Suuriya.
Turkiga ayaa Khamiistii ogol...
Sunday, October 20, 2019
-
Madaxa Xafiiska Ingiriiska Ee Hargeysa Oo Ka Hadlay Xaalada Saxaafada Somaliland
Madaxa Xafiiska Dawladda Ingiriisku ay ku leedahay Magaaladda Hargeysa Stuart Brown ayaa dhaleecayn u jeediyay Warbaahinta Soomaaliland.
Waxa uu sheegay in Qaar ka mid ah hay’addaha warbaahinta ee ka hawl gala soomaalilan...
Sunday, October 20, 2019
-
Maxamed Bin Salmaan oo ballan-qaaday aqoonsiga Israel, haddii Mareykanka ay hal arrin u sameeyaan
Maxamed Bin Salmaan oo ballan-qaaday aqoonsiga Israel, haddii Mareykanka ay hal arrin u sameeyaan
Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Mohammed bin Salmaan ayaa wacad ku maray inuu aqoonsan doono isla markaana caadi ka dhigi ...
Sunday, October 20, 2019
-
Golaha Guurtida Somaliland oo Soo Jeediyay In La Laalo Xeer ay Usoo Gudbiyeen Golaha Wakiiladdu
Golaha Guurtida Somaliland oo Soo Jeediyay In La Laalo Xeer ay Usoo Gudbiyeen Golaha Wakiiladdu
https://youtu.be/l39t31Bcx_c...
Saturday, October 19, 2019
-
“ Waxaan Ku Qancay Madaxweyne In Aanad Doorasho Diyaar U Aheyn.. “ Gudoomiye Ciro
“ Waxaan Ku Qancay Madaxweyne In Aanad Doorasho Diyaar U Aheyn.. “ Gudoomiye Ciro
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, October 19, 2019
-
Amniga Iyo Ganacsiga Somaliland ka jira oo soo Jiitay Caalamka Iyo haweenay Shiine ah oo Dukaan Ka Furatay Hargeisa
Amniga Iyo Ganacsiga Somaliland ka jira oo soo Jiitay Caalamka Iyo haweenay Shiine ah oo Dukaan Ka Furatay Hargeisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, October 19, 2019
-
Saylici Iyo Raxan Wasiiro ah oo gaadhay Boorama + Shir uu ka qeyb galay iyo Khudbado xasaasiya oo laga jeediyey
Saylici Iyo Raxan Wasiiro ah oo gaadhay Boorama + Shir uu ka qeyb galay iyo Khudbado xasaasiya oo laga jeediyey
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Thursday, October 17, 2019
-
Wariyeyaasha Telefishanada Madaxa Banaan Oo Kalsoonidii Kala Noqdey Guddoomiyaha Ururka SOLJA
Wariyeyaasha Telefishanada Madaxa Banaan Oo Kalsoonidii Kala Noqdey Guddoomiyaha Ururka SOLJA
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, October 17, 2019
« Previous Page — Next Page »