-
Baadhitaankii lagu hayay xidhiidhka Trump iyo Ruushka oo waji cusub yeeshay
Dib u eegistii uu William Barr ku sameeyay baaritaanka uu waday Muller ayaa isu baddashay baaritaan ku saabsan faldambiyeed
Waaxda caddaaladda ee dalka Mareykanka ayaa billowday baaritaan dhinaca dambiga ah oo lagu sameynayo ba...
Saturday, October 26, 2019
-
Gabadhii astaanta u noqotay dibadbaxyada Suudaan oo tusaale xun u soo qaadatay Soomaaliya
Bar Twitter oo la sheegay in ay leedahay Alaa Saalax oo ah gabadh reer Suudaan ah oo ka mid aheyd dadkii horkacayay dibadbaxyada galaaftay madaxweynihii hore ee Suudaan, Cumar Xasan Al-Bashiir, ayaa barteeda Twitter-ka kusoo qorta...
Saturday, October 26, 2019
-
Mawqif cusub oo Qaramada midoobay ka soo saartay cunaqabateynta hubka ee saaran Somalia+Eedayn culus oo loo jeediyey Dawlada Somalia
Guddiga golaha ammaanka ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka ee weli saaran Soomaaliya ayaa eedeyn culus u jeediyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Guddiga ayaa sheegay in dowladdu ay ku fashi...
Saturday, October 26, 2019
-
Weriyaal Caddaalad Darro Uga Soo Cararay Hargeysa oo Muqdisho Ku Wajahaya Nolol Kale
Weriyaal Caddaalad Darro Uga Soo Cararay Hargeysa oo Muqdisho Ku Wajahaya Nolol Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, October 26, 2019
-
Qareen ka mid ahaa qareenadii difaacayey Kiiska ama Dacwadda Badda Soomaaliya oo shaqadii ka baxday
Mid ka mid ah qareennada hoggaaminya kiiska badda ee soomaaliya ay geysay maxkamadda cadaaladda Caalamiga ah ee ICJ, ayaa ka baxday guddiga qareennad ee difaacayay doodad Soomaaliya, sida ay xaqiijisay dowladda.
Muna Sharmaan w...
Friday, October 25, 2019
-
Wasiirka Maaliyada oo Tafaasiil ka bixiyey Kulan uu la yeeshay Gudida Dhaqaalaha ee Barlamaanka Somaliland & Miisaniyada 2020
Wasiirka Maaliyada oo Tafaasiil ka bixiyey Kulan uu la yeeshay Gudida Dhaqaalaha ee Barlamaanka Somaliland & Miisaniyada 2020
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, October 25, 2019
-
Xubintii Madaxwayne Biixi Dafiray Inuu Ku Celiyay Guurtida oo Badka Soo Dhigay Cidda Celisay Iyo Sababaha Lagu Celiyay
Fowsi Faarax oo ah xubin la sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi diiday in uu ka mid noqdo Komishanka cusub kuna celiyay guddoomiyaha Guurtida ayaa waraysi siiyay wariye Cali Xaraare kana hadlay sidii loo celiyay i...
Friday, October 25, 2019
-
Somalia Oo Lacago Ka Heshay Shiidaal Ay Iib Gaysay
Soomaaliya ayaa markii ugu horeesay muddo 30 sano ah dhaqaale ka heshay shidaalka iyo kheyraadka kale ee ku jira dalka.
Dowladda federaalka ee Soomaaliya oo sanadihii dambe ku hawlaneyd sidii looga faaideysan lahaa kheyraadka d...
Friday, October 25, 2019
-
Somaliland: Sharciga ayaa Qeexay Qaabka loo Xulayo Xubnaha Komishanka ee ha la Joojiyo Qardo-jeexa iyo Qaylada Badan W/Q; Maxamed Cirro
Qaabka loo soo xulayo, loona magacaabayo xubnaha ka mid noqonaya Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shuruudaha looga baahan yahayba, waxa si cad loogu qeexay si cad loogu qeexay qodobbada 11-aad iyo 1...
Friday, October 25, 2019
-
Qoyska Madaxweyne Muuse Biixi Oo Muwaadin u dhashay Somaliland Xoog iyo awood shaadh Ciidan Kaga Qaaday Hantidiisii &Dhacdo Dhab Ah Oo Qofkii ku dhacday Ka Waramayo
Wiil uu abti u yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo walaashii ay dhashay, ayaa muwaadin u dhashay Somaliland ku qabsaday Guri uu ku leeyahay magaalada Hargeysa.
Halkan ka Akhriso waraaqda iyo wiilka uu abtiga u yahay Muuse Bii...
Thursday, October 24, 2019
« Previous Page — Next Page »