Taliyihii Ciidamadda Booliska Somaliland oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Hargeysa
November 1, 2019 - Written by admin
Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa Goor Dhoweyd Cisbitaalka International ee Ku Yaala Magaaladda Hargeisa
Taliyaha ayaa ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International oo uu xaalad Caafimaad u yaalay.

Bahda Baligubadlemedia waxay tacsi u diraysa ehelka, qoyska, qaraabada, ciidamada iyo guud ahaan Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi Fadal Iimaan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS