-
” Europe waa Xuddunta Coronavirus ee Waqtigan ”Haayadda Caafimaadka Aduunka”
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqday in Yurub ay tahay xuddunta xanuunka coronavirus xilli ay dalal badan oo dunida ah la tacaalayaan xakameynta faafitaanka firuskan islamarkaana ay xirayaan xuduudahooda iyo d...
Saturday, March 14, 2020
-
Saleebaan Xaglatoosiye Oo Ka hadlay Loolanka Kulmiye ee Wasiir Saleebaan Cali Koore
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo Saleebaan Xaglatoosiye ayaa Ka hadlay Loolanka Kulmiye ee Wasiirka Warfaafinta Saleebaan Cali Koore
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 14, 2020
-
Fadeexad Kufsi Oo Dul Hoganaysa Masuuliyiinta Wasaarada Daakhiligi Somaliland Iyo Halka Ay Ku Dambaysay Sheekada Inan Faraxumayn Loo Gaystay
Masuuliyiinta wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa dhex fadhiya kiiskii ugu foosha xumaa oo la xidhiidha inan ka mid ah hawl wadeenada wasaarada arimaha gudaha oo masuul sare oo wasaarada ka tirsani faraxumayn baahsan u gaysta...
Saturday, March 14, 2020
-
Su’aalaha La Iska Weydiinayo In Madaxweynuhu Wareejin Karo Guddoomiyenimada Kulmiye & Mustaqbalka Maxamuud Xaashi
Shirweynaha xisbiga KULMIYE ayaa la mudeeyay inuu qabsoomi doono bisha June ee sannadkan.
Shirweynahan KULMIYE ayaa la filayaa in lagu doorto hoggaanka xisbiga ee shanta sannadood ee soo socota oo ah guddoomiye, afar ...
Saturday, March 14, 2020
-
War Deg Deg Ah:-Kornayl Muuse Biixi Oo Soo Saartay Wareegto Uu Ku Magacaabay Guddi Wasiiro Ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/G/083-488/032020, ku magacaabay Guddida Heer Qaran ee U-diyaar-garawga iyo Ka-hor-tagga...
Saturday, March 14, 2020
-
Siyaasi Xaglatoosiye Muxuu Ka Yidhi In Wasiir Saleebaan Cali Koore Loo Gacan Gelinayo Xisbiga Kulmiye?
Wasiirkii hore ee wasaarada caafimaadka somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa ka hadlay wararka sheegaya in hogaanka xisbiga Kulmiye loo dhiibayo wasiir Saleebaan Cali Koore.
Ex wasiir Xaglatoosiye ayaa sheegay ina...
Saturday, March 14, 2020
-
Hanti Dhawraha Guud Oo Ku Guuldaraystay Inuu Xakameeyo Musuq Maasuqa Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada
Hanti dhawraha guud ee qaranka oo ayaa ku guul daraystay inuu soo bandhigo natiijada baadhisyo kala duwan oo uu ka sameeyey hay’addo dawladeed oo musuq maasuq ragaadiyey.
Hanti dhawraha guud oo mudadii u...
Saturday, March 14, 2020
-
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo la hubinayo in ay ka bed qabaan cudurka Coronavirus
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in jiraan afar muwaadin oo Soomaali ah oo ka yimid dalka Shiinaha, oo ay u karan tiileen si ay u xaqiijiyaan inay ka bed qabaan fayruska Coronavirus ee dunida faraha ba’an ku haya.
War-saxaaf...
Friday, March 13, 2020
-
Somaliland oo Joojisay Dal Ku Galkii ay Siin Jirtay Dadka Ka Imanaya Itoobiya ee Ku Socda Dalkeeda
Somaliland ayaa si ku meel gaadh ah u joojisay bixintii dal ku galka la siin jirey dadka ka imanaya Itoobiya ee Somaliland iman jirey.
Sidaas waxa sheegay wakiil ku xigeenka xafiiska Somaliland ku leedahay Addis-ababa Mr: Barkh...
Friday, March 13, 2020
-
Kenya Oo Laga Helay Kiiskii Ugu Horreeyay Ee Fayraska Corona
Wasiirka caafimaadka ee dalka Kenya, Mutahi Kagwe, ayaa goor dhaweyd shaaciyay in qof qaba xanuunka Corona laga helay dalkiisa.
Haweeneyda cudurka lagu arkay ayaa la sheegay inay ka timid Maraykanka, soona martay London.
Was...
Friday, March 13, 2020
« Previous Page — Next Page »