|
wararka
-
Golaha ammaanka QM oo muddo kordhin u sameeyay Xafiiska UNSOM
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi gaar ah oo ay yeesheen waxaa ay kaga hadleen muddo kordhinta Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM.
15-ka xubnood ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Cod aqlabiy...
Saturday, August 29, 2020
-
Xiddigii filinka Black Panther oo geeriyooday
Dalkaan Mareykanka, waxaa xalay ku geeriyooday Chadwick Boseman, oo ahaa aktarki jilay filimka caanka noqday ee “Black Panther” ka ddib markii uu muddo afar sano ah la halgamayay xanuunka kansarka. Boseman ayaa ahaa 43 jir...
Saturday, August 29, 2020
-
Trump oo booqanaya gobolka Louisiana ee ay duufaantu ku dhufatay
Madaxweyne Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta booqdo gobolka Louisiana iyo gobolka kale ee deriska la ah ee Texas, halkaas oo ay duufaanta Laura uga tagtay khasaaro naf iyo maalba leh.
Trump ayaa wariyaasha u sheegay inuu ma...
Saturday, August 29, 2020
-
Ninkii madowga ahaa ee 7-da xabadood lagu tiriyay oo katiinadii laga furay
Sidee ayay u dhacday toogashada Blake?
Jacob Blake, ninkii madwoga ahaa ee ay booliska dhabarka kaga toogteen gobolka Wisconsin ee Mareykanka ayaa lagu oo warramayaa in laga furay katiinaddii uu ku xirnaa ...
Saturday, August 29, 2020
-
Wasiirka Boosaha Somaliland oo sheegay in ay wadaan qorshahii ay shirkadaha isgaadhsiintu ay ku wada haddlilahaayeen
Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay tartanka iyo loolanka Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka, waxayna sheegtay in tartanku macaamiisha u fiican yahay, balse aanay raali ka ahayn tartan furan, isla-markaana ay xakamayn doonto, oo...
Saturday, August 29, 2020
-
Wasiirka ay dadkiisu u yaqaannnaan “digaaggii gubtay”
Keliya ma ah nin suudh ku labbisan oo asxaab badan ku haysta barta Twitterka, ee sida oo kale waxaa loo arkaa mid ka mida dadka rabshadaha maadda ah ka kiciya baraha bulshada, gudaha iyo dibeddaba.
Qoraallad...
Saturday, August 29, 2020
-
Xisbiga Waddani oo canbaareeyay maayarka caasimadda
Xisbiga Mucaaradka Wadani oo cambaareeyey maayirka Hargeysa
Xisbiga Waddani oo canbaareeyay maayarka caasimadda
https://www.youtube.com/watch?v=mF0zao3seyI&feature=emb_title...
Saturday, August 29, 2020
-
Ciidanka Danab oo howlgal ka sameeyay Waddada xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar+SAWIRRO
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 4-aad guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka sameeyay waddada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.
Howlgalkaan oo ahaa mid waddada looga nadiifinayo maleeshiyaadk...
Saturday, August 29, 2020
-
Turkiga oo loogu hanjabay arrin saameyn weyn ku yeelan karta
Marka Turkiga ee sahminaya gaaska badda
Madaxa siyaasadda arimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa uga digay Turkiga in uu wajihi doono cunaqabateyn hadii uu sii wado "ficillada gardarad...
Saturday, August 29, 2020
-
Imaaraadka Carabta oo qaadday xayyiraaddii dhaqaale ee Israel
Warbaahinta dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in maanta uu madaxweynaha dalkaas ahna amiirka magaalada Abu Dhabi, Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan uu qaaday xayiraddii dhanka dhaqaalaha ee uu dalkaasi ku hayay...
Saturday, August 29, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|