BALIGUBADLE MEDIA
War Murtiyeedka Ururka Somaliland Media Online Organization
September 25, 2020 - Written by admin

Qaar kamida Wariyayaasha Telefishanadda Somaliland Ayaa Markii Ugu Horaysay Isku qaaday inay sheegtaan magaca warbaahinta onlineka ah kaas oo muddo badan oo toban sanno ka badan soo shaqaynaayay

Taasoo Dareen wayn oo shaki leh kadhex abuurtay bulshadda Somaliland islamarkaana laga shakiyay in hargeysa lagaga dhawaaqay ururka cayayaanka baraha bulshadda ee (CBB) oo Xarumo waawayn ku leh Magaalooyinka Muqdisho,Garoowe iyo Nairbi islamarkaana ah urur propagandada ku  caanbaxay gaar ahaana ka shaqeeya midnimadda Somaliwayn si toos ahna ugu xidhan Dawladda farmaajo

Hadaba qaranka Somaliland maanta uma baahna kooxo Iyo ururo cayayaanka baraha bulshadda ah oo muqdisho laga soo maleego.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS