|
wararka
-
Duulimaadkii ugu horreeyay oo u kala gooshi doona Israa’iil iyo Imaaraadka
Benjamin Netanyahu iyo Mohammed Al Nahyan
Markii ugu horreysay taariikhda, waxa saaka lagu wadaa in duulimaad rakaab ah oo ka soo kicitimay Israa'iil uu soo caga dhigto dalka Isutagga Imaaraadka Ca...
Monday, August 31, 2020
-
Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Marxaladda Dalku Marayo, Tallooyin Muhiim Ahna Soo Jeediyey
“Taiwan oo qudha maaha ee Waddan kasta aynu la xidhiidhno cidda doonta ha xanaaqdee”
Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqadir ayaa ka hadlay marxaladda dalku marayo, gaar ahaan Siyaasadda Arrimaha Gudaha, S...
Monday, August 31, 2020
-
Somaliland: Haweenka u ordaya xildhibaannimada oo ku doodaya in qoondo gaar ah loo xiro
Somaliland waxa maalmahan ka socda dood adag oo u dhegxaysa mudaneyaasha golaha wakiilada iyo haweenka doonaya in kuraas cayiman loo qoondeeyo si haweenka u tartamaya goleyaash...
Monday, August 31, 2020
-
Madaxweynaha Lubnaan oo ku baaqay in dalkiisa uu qaato calmaaniyadda
Madaxweynaha Lubnaan, Misheel Cawn, ayaa ku baaqay in dalkiisa uu qaato nidaamka calmaaniyadda, kaasoo uu ku tilmaamay inuu yahay qaabka keliya ee "lagu ilaalin karo wadaniyadda" isla markaana midnimo dhab ah...
Monday, August 31, 2020
-
Wasiirka Cadaaladda Oo Saxeexii Ka Hakiyey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda & Qoraallo Isku Lid Ah Oo Ay U Gudbiyeen Madaxweynaha
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid ka dib khilaaf soo jiitamayay oo muddo u dhax...
Sunday, August 30, 2020
-
Maraykanka oo hakinaya dhaqaalo uu siiyo Itoobiya
Xoghayaha arimaha dibedda Maraykanka Mike Pompeo ayaa meel-mariyay hakinta lacagta uu dalkiisa ku kaalmeeyo Itoobiya.
Maraykanka ayaa hakinaya kaalmada dhaqaale ee uu siiyo dalka Itoobiya, arintaas...
Sunday, August 30, 2020
-
Mudaharaaddo ka dhashay kitaab qur’aan ah oo la gubay
Dibadbaxayaasha ka soo horjeeda gubista Kitaabka Quraanka ee taageerayaasha garabka midig ee Sweden iyo booliska ayaa isku dhacay intii lagu jiray saacado badan oo rabshado ay socdeen.
Baabuurta ayaa dab...
Sunday, August 30, 2020
-
Trump oo galaya safar aan horay looga baran
Madaxweyne Trump oo booqanaya magaalada Kenosha ee lagu dilay Jacob Blake
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa booqasho ku tagaya magaalada Kenosha oo ay maalmihi u dambeeyey ka socdeen mudaharaad...
Sunday, August 30, 2020
-
Daawo: Agaasime xilka looga qaaday Manhaj & Buugaag liddi ku ah dhaqanka & Diinta oo Afka furtay
Agaasimihii Manaahijta Somaliland Oo Fashiliyey Sir Qarsooneyd iyo Sababta Xilka looga Qaaday.
https://www.youtube.com/watch?v=bioexDQGubM...
Saturday, August 29, 2020
-
Xuska khubaddii Taariikhiga ahayd ee Martin Luther King ee “Waxaan leeyahay himilo”
Bridgett Floyd, oo al dhalatay George Floyd, oo khudbad ka jeedisay isu soo baxa
Kumannaan qof ayaa isugu soo baxay magaalada Washington DC hallkaasi oo ay ku marayeen socod ay ku dalbanayeen cadda...
Saturday, August 29, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|