-
Qalabka cusub ee Somaliland ma lagu dhageysan karaa wadasheekeysiga dadka?
Wasaaradda Isgaadhsiinta ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegtay inay billaabayso baadhista halista caafimaad ee ay keeni karaan taawarada shirkadaha isgaadhsiinta. La...
Wednesday, September 2, 2020
-
Midowga Yurub oo sheegey in la ilaaliyo heshiiskii Iran
Sarkaal ka tirsan Midowga Yurub oo hoggaaminaysa wadahadallo u dhexeeya Iran iyo shan dal ayaa sheegtay in ka qeyb-galayaasha ay ka go’an tahay in uu sii noolaado heshiiskii nukliyeerka ee 2015-kii kaasi oo xaddidayay barnaamijk...
Wednesday, September 2, 2020
-
Wargeyska Charlie Hebdo oo dib u daabacay sawir gacmeed laga sameeyay Nebi Maxamed (NNKH)
Dhageysiga dacwadda ragga loo heysto inay caawiyeen dableydii weerarka fulisay ayaa maanta bilaabaneysa
Wargeyska qaabka maadeysiga wax u qora ee kasoo baxa Faransiiska ee Charlie Hebdo ayaa dib u ...
Wednesday, September 2, 2020
-
Zimbabwe oo celinaysa beerihii laga qaaday dadka caddaanka ah
Dave Wakefield oo kamid ah beeraleyda caddaanka ah ee dhulkooda laga qaatay 2001.
Dowladda Zimbabwe ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in beeraleyda ajaanibta ah ee beerahooda laga qaaday 20 sano ka...
Wednesday, September 2, 2020
-
Afar Ka Mida Madaxda Kulmiye Oo Shubay Lacagta Shuruuda Looga Dhigay Tartanka Hoggaanka Xisbiga
Siyaasiyiinta uu damacu ka hayo Hoggaanka Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa la sheegay inay qaarkood Shubeen Lacagihii ay Guddiga qaban-qaabadu Shuruudda kaga dhigeen Ciddii tartanka ka qayb-galaysa.
Wargeyska Geeska Afrika...
Wednesday, September 2, 2020
-
Waxay u tageen Muqdisho “Cadaadis iyo cidhiidhi kaga yimid Qaramada Midoobey iyo caalamka”
Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Puntland ayaa lagu wadaa in maanta ay kulan rasmi ah la yeeshaan madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, si xal looga gaaro nooca doo...
Wednesday, September 2, 2020
-
Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Ugu Jira Goboladda Sool Iyo Awdal oo Fadhigii Maanta ee Golahaas Iskaga Dareeray
Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Ugu Jira Goboladda Sool Iyo Awdal oo Fadhigii Maanta ee Golahaas Iskaga Dareeray
https://youtu.be/iH44zb8K6Xw...
Tuesday, September 1, 2020
-
Dad Mudaharaadayay oo Gudaha U Galay Safaaradda Ethiopia ee Berlin Iyo Xukuumadda oo Dareen Cadho Leh Ka Muujisay
Dad Mudaharaadayay oo Gudaha U Galay Safaaradda Ethiopia ee Berlin Iyo Xukuumadda oo Dareen Cadho Leh Ka Muujisay
https://youtu.be/2klaslfJ078...
Tuesday, September 1, 2020
-
Taageerayaasha Trump iyo dhaqdhaqaaqa cadaalad doonka ah ee dadka madow oo isfarasaaray
Qof ayaa lagu toogtay gobolka Oregon ee dalka Mareykanka xilli taageerayaasha madaxweyne Trump iyo dhaqdhaqaaqa cadaalad doonka ah ee dadka madow ay isku farasaareen halkaas.
Muuqaalo halkaas laga soo duubay...
Monday, August 31, 2020
-
Guddiga Arrimaha Gudaha Ee Golaha Wakiillada Oo Laalay Kootadii Haweenka
“Guddiga waxa u caddaatay in qodobka 76-aad Farqaddiisa 5-aad iyo Qodobka 18-aad Farqaddiisa 2-aad iyo 3-aad ay ka soo horjeedaan Dastuurka, sidaasi darteed waxa la laalay…”
Guddi hoosaadka Arrimaha gudaha iyo Nabadga...
Monday, August 31, 2020
« Previous Page — Next Page »