Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin Qabyo Tire oo Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Khaliif
October 8, 2020 - Written by admin
Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin Qabyo Tire ayaa ehelkii qaraabadii Iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Khaliif galaydh oo kamid ahaa haldoorka umadda somaliyeed
Ex wasiir qabyo tire wuxuu Xusay in marxuumku kaalin wayn kasoo qaatay Dibu dhiskii dalka isagoo kaalin wayn kasoo qaatay dibu ula soo noqoshadii iyo dhsimihii qaranka Somaliland
Sidoo kale EX Wasiir Qabyo Tire waxa uu tacsi taas lamida u diray dr Mustafe Khamriile oo isna maanta Ku Geeriyooday magaaladda hargaysa
Waxa uu labadda marxuumba ilaahay uga baryay inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ee ay ka baxeena samir iyo iimaan saadiqa kasiiyo aamiin aamiin
Inaalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS