-
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL oo Maanta Daahfurtay Barnaamijka Cashuur Bixinta Nidaamka Online-ka Ah
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL oo Maanta Daahfurtay Barnaamijka Cashuur Bixinta Nidaamka Online-ka Ah
https://youtu.be/psdevwT3HJs
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, October 12, 2020
-
Yaan Aad Loo Mashxaradin Guushuna Maanta Maaha Waa Maalinta Doorashada “Musharax Suleiman Abdi Hussein”
Yaan Aad Loo Mashxaradin Guushuna Maanta Maaha Waa Maalinta Doorashada
Musharax Suleiman Abdi Hussein
https://youtu.be/fW_epAmyaaw...
Sunday, October 11, 2020
-
Musharaxiinta Beesha Reer Cali ee Golaha Wakiiladda oo Soo Saaray Go’aamo
Musharaxiinta Beesha Reer Cali ee Golaha Wakiiladda oo Soo Saaray Go'aamo
https://youtu.be/-_F22D20WJM...
Sunday, October 11, 2020
-
Jadwalkii Geeridii ku Timid Dr. Cali Khalif Galydh
Jadwalkii Geeridii ku Timid Dr. Cali Khalif Galydh
Badhtamihii September, 2020 – Togwajale ayay Salaadiin rer-Jigjiga ahi Dr. Cali ka soo qaadeen waxana la dajiyey Jigjijga Internation Hotel
September 24, 2020 – Qado s...
Saturday, October 10, 2020
-
Magacyada Xubno Laga Saaray Golaha Dhexe Kulmiye
Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbul-xaakimka KULMIYE ayaa waxa laga reebay siyaasiyiin muddo dheer ka mid ahaa Xisbigaasi.
Wali lama soo saarin liiska rasmiga ah ee Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE,haseyeeshee ilo xog-ogaal ah ayaa W...
Saturday, October 10, 2020
-
Kala gobsanaantii laba Maxamed.
Kala gobsanaantii laba Maxamed.
Sidaynu ku sheegnay qoraal hore oo bartan aynu ku baahinnay , wuxu diktoor Gabboose muddo dheer soo ahaa dhakhtarkii gaarka ahaa ee madaxweyne Maxamed Siyaad .
Sidoo kale wuxu soo ahaa wasiirkii...
Saturday, October 10, 2020
-
Wararkii U Dambeeyay ee Isku Shaandhaynta Madaxwayne Biixi
Wararkii U Dambeeyay ee Isku Shaandhaynta Madaxwayne Biixi
https://youtu.be/vchd1rHXJLY...
Friday, October 9, 2020
-
Salaadiinta Beelaha ARAB oo Tacsi U Diray Geerida Marxuum Cali Khaliif Galaydh
Salaadiinta Beelaha ARAB ayaa tacsi Tiiraanyo leh u diray geerida marxuum cali Khaliif galaydh oo maanta Ku Geeroyooday magaaladda jigjiga
Salaadiinta Beelaha ARAB ayaa ku dheeraaday kaalinta muga leh ee Marxuumku kasoo qaatay ...
Thursday, October 8, 2020
-
Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin Qabyo Tire oo Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Khaliif
Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahin Qabyo Tire ayaa ehelkii qaraabadii Iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Khaliif galaydh oo kamid ahaa haldoorka umadda somaliy...
Thursday, October 8, 2020
-
Proff Cali Khaliif Galaydh oo Ku Geeriyooday Magaladda Jigjiga
Alle ha u naxariistee waxa maanta magaaladda jigjiga ku geeriyooday proff cali khaliif galaydh oo kamid ahaa siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka somaliyeed horena usoo qabtay xilka raysal wasaaraha Dawladda federaalka Somaliya
Sidol...
Thursday, October 8, 2020
« Previous Page — Next Page »