Fanaanka Qamar Sudaani Oo Saaka La Horkeenay Maxkamada Gobolka Saaxil
October 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(BGM):- Maxkamada Gobolka Saaxil oo saaka Dhagaysatay Eeda Loo Haysto Fanaanka Qamar Sudaani
Fanaanka Qamar Soogaani Oo Saaka La Hor Keenay Maxkamada Gobolka Saaxil Ayaa Loo Diray 7 Cisho Oo Rumaana Kadib Markii Eedaha Loo Haysto La Dhagaystay.

Garsoore Cabdisalaan Oo Kiiska Fanaanka Loo Xidhay Gacanta Kuhaya Su.aalana Ka Weydiiyay Qodobada Xeer Ilaalinta Iyo Boolisku Kusoo Eedeeyeen Ayaa Ii Sheegay In Fanaan Qamar Suugaani Lagu Soo Eedeeyay Inuu Xamar Tagay Oo Kulamo La Qaatay Madaxda Dawlada Somaliya Fanaanku Qirtay Sheegayna Inuu La Kulmayo Cid Kasta Oo Fanskiisa Ah Wax Udiidayana Aanay Jirin.
Sidoo Kale Garsoore Cabdisalaan Ayaa Intaa Kudaray In Kiiska Fanaanka Baadhis Dheeraada Lagu Samayn Doon Dibna Maxkamada Loo Hor Loo Horkeeni Doon 7 Maalmood Kadib.
Fanaan Qamar Suugaani Ayaa Dib Loogu Celiyay Saldhiga Wadajir Ee Berbera Uu Hore Ugu Xidhnaa
Like this:
Like Loading...
COMMENTS