-
Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Sababta Loo Masaafuriyey Abuukar Qaad-Diid
Hargeysa(BGM):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Jiidhe ayaa sheegay in Qaad-diid uu sifo qaldan ku soo galay magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool.
Gudoomiyaha oo war saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu s...
Wednesday, October 28, 2020
-
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Xilka La Wareegay
Hargeysa(BGM):- Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaarradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Gen Mukhtaar Xusseen Afrax iyo Wasiirk...
Wednesday, October 28, 2020
-
Sompower oo Munaasibad Hadhimo Sharafeed Iyo Wareejin Agab Ciyaareed Iskugu Jirta U Samaysay Xulka Gobolka Hawd
Shirkadda Korontadda ee Sompower ayaa Maanta hotelka Nomad Caffe Ee Magaaladda Hargeysa Xaflad Iskugu Jirta Hadhimo Sharafeed iyo Ku Wareejin Agab Ciyaareed U Samaysay Xulka Gobolka Hawd
Munaasibadan oo ahayd mid si heersare ah...
Tuesday, October 27, 2020
-
Shirkadda Korontadda Som Power oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuustay Xulka Gobolka Hawd + Agab Ciyaareed oo Ay Ku Wareejisay.
Shirkadda Korontadda Som Power oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuustay Xulka Gobolka Hawd + Agab Ciyaareed oo Ay Ku Wareejisay.
https://youtu.be/KHXETpsO9P0...
Tuesday, October 27, 2020
-
Daawo:- Mamulka dawlada hoose hargeysa oo kulan la qaatay banigiyada sameeya maalgalinta
Mamulka dawlada hoose hargeysa oo kulan la qaatay banigiyada sameeya maalgalinta
https://youtu.be/oYsuKoGLzB8
...
Tuesday, October 27, 2020
-
Daawo:- “isagu caafis bu haystaye hargeysa waxa jooga qaar aan la cafin”ugaas cabdirasaaq koosar
“isagu caafis bu haystaye hargeysa waxa jooga qaar aan la cafin”ugaas cabdirasaaq koosar
https://youtu.be/GkCcqZN6GfY
...
Tuesday, October 27, 2020
-
Minnesota Waxay Tirineysaa 20 Dhimasho Kale Oo Ka Timid COVID-19
Hargeysa(BGM):- 20 ayaa ku darsantay inta u dhintay COVID-19 ee reer Minnesota dadka dhintay ee la soo wariye waxay u badnaayeen muwaadanniin waayeel ah. Shan ka mid ahna da’doodu waxay ka badnayd 70tan, siddeed kalena waxay aha...
Tuesday, October 27, 2020
-
Midowga Afrika Iyo Midowga Yurub Oo Xoojiyay In La Ixtiraamo Madax-Bannaanida Soomaaliya
Hargeysa(BGM):- Midowga Afrika iyo midowga Yurub oo yeeshay kulankooda sanadlaha ah ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya, madax-bannaanideeda siyaasadeed iyo madax-bannaanida d...
Tuesday, October 27, 2020
-
James Swan Oo Gaaray Xarunta Dowlad Gobolleedka Galmudug Ee Dhuusa-Mareeb
Hargeysa(BGM):- xarunta dowlad gobolleedka Galmudug ee Dhuusa-Mareeb waxaa gaaray wakiilka Qarramada Midoobey ee Soomaaliya James swan iyo wafdi uu horkacyo.
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ku soo dhaw...
Tuesday, October 27, 2020
-
Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Fanaanka Qamar Suugaani Oo Muqdisho Ka Soo Laabtay
Hargeysa(BGM):- Xukuumadda Soomaaliland ayaa la sheegay in ay xabsiga u taxaabtay Fanaanka Qamar Suugaani oo ka mid ah fanaaniinta somaliland.
Fanaankan ayaa in dhaweyd safar ku joogay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadd...
Monday, October 26, 2020
« Previous Page — Next Page »