-
Xisbiga Taladda Itoobiya Haya ee EPRDF oo Is Casilaadii Ka Aqbalay Raysalwaraase Hailamrian Dselenge
Guddida fulinta ee xisbal-xaakimka Itoobiya ee EPRDF, ayaa ka aqbalay istiqaaladii Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, oo maanta iska casilay xilalkii Ra’iisul-wasaaraha dalka iyo Guddoomiyaha xisbiga talada...
Friday, February 16, 2018
-
Xog Ku Saabsan Halka Laga Carqaladeeyay Mahsruucii Biyaha ee Xumbo Wayne + Masuuliyiinta Qaranka Ugu Sareeya oo Saamayn Ku Leh
mashruuca biyaha xumbo wayne waa mashruuc soo socday shantii sanno ee u dambeeyay waana mashruuc ay bixisay haayadda imaaraatiga ah ee khaliifa foundation mashruucan oo ahaa mid balaadhan islamarkaana si habsamia u socday
mashruu...
Friday, February 16, 2018
-
Khilaafka Tiyaatarka: Sheeko Saddex Geesood Ah Oo U Dhaxaysa Ganacsade Cumar Caydiid, Marwadii Hore Aamina Weris iyo Maayir Soltelco
Khilaafka ka taagan dhulka uu ku yaallo tiyaatarka Hargeysa ayaa soo noq-noqday 8 –dii sano ee ugu dambaysay, khilaafkaas oo wajiyo badan soo maray ayaana mar walba u dhexeeya Ganacsade Cumar Caydiid oo maalgalin ku sameeyey dhu...
Friday, February 16, 2018
-
Xoghayihii Hore ee Dawladda Hoose Hargeysa Cali Xasan Cawaale oo Waraysi uu Bixiyay Kaga Hadlay Arrrimo Doora (Daawo)
Xoghayihii Hore ee Dawladda Hoose Hargeysa Cali Xasan Cawaale oo Waraysi uu Bixiyay Kaga Hadlay Arrrimo Doora (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 15, 2018
-
Waa Maxay Sababaha Ugu Waawayn ee Wakhti Xaadirkan Sababay Is Casilaadda Raysal Wasaaraha Ethiopia (Daawo)
Waa Maxay Sababaha Ugu Waawayn ee Wakhti Xaadirkan Sababay Is Casilaadda Raysal Wasaaraha Ethiopia oo maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii raysal wasaarenimo iyo gudoomiyihii xisbiga EPRDF
Isha Ku Hay Baligubadlem...
Thursday, February 15, 2018
-
“Xukuumadda Uu Muuse Soo Dhisay Waxay Ka Kooban Tahay Beesha Dhexe Oo Keliya” Ex Wasiir Abgaal”
Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa dhaliilay hanaanka saami qaybsi ee xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 15, 2018
-
Cyril Ramaphosa oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimada ee Koonfur Afrika
Madaxda caddaalada ee dalka Koonfur Afrika, Mogoeng Mogoeng ayaa xilka madaxweynaha ee dalka Koonfur Afrika u dhaariyay madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaasi, imikana ah madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa.
Barla...
Thursday, February 15, 2018
-
Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia oo Shaaciyay Inuu Iska Casilay Xilkii Raysal Wasaarenimo ee uu ka hayay Dalkaas
Telefishanka dawlada dalka Itoobiya ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii raysal wasaaranimo iyo gudoomiyihii xisbiga EPRDF.
raysal wasaare Hailemariam Desalegn ayaa sheegay inay is casilaadiisa keentay kadib markii mudooyink...
Thursday, February 15, 2018
-
Dawladda Jabuuti Oo Wada Tashi Ku Saabsan Kulanka Biixi Iyo Farmaajo Ugu Yeedhatay Xasan Sheekh Maxamuud
Dawladda Djibouti ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ugu yeedhay wada tashi ku saabsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iyo kulanka la filayo inuu dhex maro madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne...
Thursday, February 15, 2018
-
Xisbiga Waddani oo Ku Baaqay In Maxkamad La Horkeeno Cidkasta oo ay Ku Cadaato Musuqii Mashruucii Biyaha ee Xumbowayne
Xisbiga Waddani oo Ku Baaqay In Maxkamad La Horkeeno Cidkasta oo ay Ku Cadaato Musuqii Mshruucii Biyaha ee Xumbowayne
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 15, 2018
« Previous Page — Next Page »