-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay(Sawirro)
Hargeysa(BGM):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylic ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib muddo laba iyo labaatan maalimood uu ku maqnaa dalka imraadka carabta
“Kadib socdaal ...
Thursday, November 5, 2020
-
Xulka Gobolka Hawd Oo Iska Xadiriyey Wareega 8aad Ee Koobka Gobolada Somaliland
Hargeysa(BGM):- Xulka gobolka hawd ayaa maanta ciyaartisi saddexda guul ka gaadhay xulka gobolka saarar.
Ciyaartan ayaa ku soo dhamaatay 1gool iyo waxba waxana guushu raacday xulka gobolka hawd
Xulka gobolka hawd ayaa ...
Thursday, November 5, 2020
-
Dowladda Itoobiya Oo Xaalad Degdeg Ah Ku Soo Rogtay Gobolka Ismaamulka Tigray-Ga
Hargeysa(BGM):- Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya, kaddib markii Ra'iisal Wasaare Abiy Ahmed uu amray ciidanka difaaca Qaranka in ay talaabo mala...
Thursday, November 5, 2020
-
Muuse Biixi Iyo James Swan Oo Ka Wada Hadlay Soo Celinta Wada Shaqaynta Labada Dhinac
Hargeysa(BGM):- Qaramada Midoobay iyo maamulka Somaliland ayaa bilaabay wada xaajood ku saabsan shuruudo cusub oo u oggolaanaya UN iyo hay'adaheeda inay si gooni gooni ah ula macaamilaan Somaliland.
Ilo-wareedyadu waxay xaqii...
Thursday, November 5, 2020
-
Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Ka Soo Horjeestay Guddiga Doorashada Heer Federaal
Hargeysa(BGM):- Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa siweyn uga soo horjeestay guddiga doorashada heer federaal oo ay dowladdu ku dhawaaqday isaga oo eedeyn u jeediyay Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya
...
Thursday, November 5, 2020
-
Madaxweynaha Muuse Oo Saxeexay Xeerka Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyayaasha Doorashooyinka
WAREEGTO MADAXWEYNE: 04 /11/2020
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XM/249-574/112020, uu ku dhaqan-geliyey maalinta la bilaabayo Diiwaan-gelin...
Wednesday, November 4, 2020
-
Degdeg Daawo:- Maxkamada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Mulkiilaha Astaan Tv
Degdeg Daawo:- Maxkamada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Mulkiilaha Astaan Tv
https://youtu.be/XfKy5jy05os
...
Wednesday, November 4, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo La Filayo Inuu Isku-Shaandhayn Sal Ballaadhan Ku Sameeyo Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa(BGM) :– Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu dhawaan sameeyo Isku-shaandhayn, Xil ka qaadis iyo Magacaabis Sal ballaadhan.
Ma jiro War Rasmiya oo arrintan ku saabsan, balse Ilo-wareedyo aya...
Wednesday, November 4, 2020
-
Abiy Ahmed Oo Amray Howlgal Militari Oo Ka Dhan Ah Gobolka Tigray-Ga
Hageysa(BGM):- Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar buuxa ku siiyay ciidamada difaaca Qaranka ee ENDF in ay qaadaan howlgal ka dhan ah Ismaamulka Tigray-ga.
Abiy Ahmed ayaa ku eedeeyay Tigray-ga in ay is...
Wednesday, November 4, 2020
-
Madaxweyne Trump Oo Sheegay Inuu Ku Guulaystay Doorashada Madaxtinimada Xilli Ay Weli Tirinta Codadka Socoto
Hargeysa(BGM):- Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu ku guulaystay doorashada madaxtinimada ee weli ka socota dalka Maraykanka.
Madaxweyne Trump oo shir jaraa’id ku qabtay aqalka cad labadii h...
Wednesday, November 4, 2020
« Previous Page — Next Page »