BALIGUBADLE MEDIA
Xulka Gobolka Hawd Oo Iska Xadiriyey Wareega 8aad Ee Koobka Gobolada Somaliland
November 5, 2020 - Written by admin

Hargeysa(BGM):- Xulka gobolka hawd ayaa maanta  ciyaartisi saddexda  guul ka gaadhay xulka gobolka saarar.

Ciyaartan ayaa ku soo dhamaatay 1gool iyo waxba waxana  guushu raacday xulka gobolka hawd

Xulka gobolka hawd ayaa iska xaadiriyey wareega 8aad ee koobka gobolada Somaliland.

COMMENTS