|
Maxa Cusub
-
HALHANKA SAAMIQAYBSIGU MA U JEEDO QARSOON BAA?
Dowladnimadu waa nidaam marka sidiisa loo raaco lagu gaadho guula badan oo wax ku ool ah, islamarkaana lagaga gudbo caqabadaha adag ee kula soo darsa intaad nolosha goobaso.
Haddii 'se wadada laga leexiyo oo si qaldan loo adeeg...
Sunday, January 13, 2019
-
WASIIRKA ARRIMAH DIBEDDA OO BEENIYEY LABA WAR OO KA SOO BAXAY LABA MASUUL:
Todobaadkii hore waxay warbaahinta gudaha iyo qaarka mid ahw arbaahinta caalmkuba faafiyeen lab war oo runtii aad u soo jiitay indhah dad badan oo daneeya arrimaha geeska Afrika. Arrinta hore waxy ku saabsanaynd booqashidii xoga...
Sunday, January 13, 2019
-
Waxa Aad Moodaa In Dalkii Somaliland U Sii Xuubsiibanayo Nidaam Kalitalis Ah Wakhtigan !!! –
Xukuumadan uu hogaaminayo hogaamiyaha inta badan soo ahaa mucaaradka qalafsan oo lagu xasuusto ad adayg iyo ku jiqsii siyaasadeed ayaa maanta oo uu Madaxwayne yahay sanad iyo bil aan habayaraatee wax muuqda dalka ku soo kordhin.
...
Sunday, January 13, 2019
-
Axmed Ismaciil Samatar Iyo Cali Ciise Cabdi. –
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B)
SALAAN GAAR AHNA BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.
Ahmed Ismail Samater iyo Ali Essa Abdi maxay iska shabahaan?
mase samaysan karaan xisbi u gaar ah haddii ay soo ...
Sunday, January 13, 2019
-
Faysal Waad Baahan Tahay Buu U Bahalo Cunay ( Abdi-shotaly).
Naf go'aysiyo roob galbeed mid-koodna haduu galbado, gadaal uma soo nodee, faysal Cali dhurwaa, waa nin kaa shaqo tegay, rajo-na aan ka qabin doorsho iyo in cidi doorato, waanu is og yahay, markaa xaal wuxu ka noqday, kolay ka w...
Sunday, January 13, 2019
-
Is Diidooyinka Dib U Dhaca Doorashada Maxaad Ka Ogtahay?…Soo Diyaarintii Yasin Calase
Waxa maalmahan hadal haynteedu ay taagantahay muranka asxaabta ee doorashadda iyo goorta ay dhacayso.
Saddexda xisbi ee Waddani, Kulmiye iyo UCID ayaa mudooyinkii u dambeeyay ku hawlanaa sidii ay xal uga gaadhi lahayeen qabsoom...
Saturday, January 12, 2019
-
Colka wadhaf ma laggu dayay….. W/Q Axmednuur Guruje –
sanadii 1954 ayay dawladdii ingiriisku bixisay dhulkii la odhan jirey Reserve Area , oo ka koobnaa lixdii degmo ee Awbarre .jigjiga ,Xarshin ,Awaare .Gaashaamo iyo Danood ,waxanay ku wareejisay Dawlada Itoobiya .
Wareejintaa ka...
Saturday, January 12, 2019
-
Ururadan Saqiiriyo, Golayaashan Abaaday, Albaabada U Soo Xidha. –
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B)
SALAAN GAAR AHNA BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.
ARAAR IYO MAANSABA,AXMEDOOW U SHEEGTOO,
ODOROSTO TILMAANTO,ISLA WEYN ITAAL DARAN,
AFKANOOL ISARAGTOY,HAREERAH...
Saturday, January 12, 2019
-
Xisbiga Ucid Iyo Kulmiye Oo Ku Shuraakoobey Doorashada Baarlamaanka Iyo Gooleyaasha Degaanku Inaanay Qabsoobin! –
Sidaynu ka wada War qabno Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu warqad u diray Goolaha Guurtida isagoo ku wargelinaya in Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland aay xuseen inaanay doorashada Baarlamaanka iyo Goolayaasha Degaank...
Saturday, January 12, 2019
-
Madaxweyne goorma ayay kula qumanaadeen wixii shalay kula qaloocnaa?
Waxa soo baxday in la kordhinayo oo doorashooyinkii dalku dib u dhacayaan mudo aan la sii garanayn, golaha guurtida Somaliland na kalfadhi aan caadi aheyn la isugu yeedhay maalinta sabtida.
Haddaba marka aynu Somaliland eegno i...
Friday, January 11, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|