BALIGUBADLE MEDIA
Axmed Ismaciil Samatar Iyo Cali Ciise Cabdi. –
January 13, 2019 - Written by admin

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B)
SALAAN GAAR AHNA BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Ahmed Ismail Samater iyo Ali Essa Abdi maxay iska shabahaan?

mase samaysan karaan xisbi u gaar ah haddii ay soo hubsadeen siyaasada Somalida.

Ummadu way u baahantahay Ayaan qabaa oo wax weyn bay tarilahaayeen.

Lamase siin fursadii ay dadkan wax ugu qaban lahaayeen,

Inkastoo aanay kelidood ku ahayn tani ee dad badan bay ku dhacday.

style=”font-size: 16.0pt; font-family: “Agency FB”,sans-serif;”>Haddana aad Ayaan uga xanuunsaday niyad jabkii ku dhacay oo isku mid ahaa.

Waxaan kula talin lahaa inay higsigooda ku adkaystaan halka ku haboona ka hawlgalaan.

KITAAB meelaan lagu dhamaynayn laguma furfuro ee bal dib isugu noqdoo aag bedel sameeya.

Allaahu maa balaqtu wa bilaahi tawfiiq.

Ismail Abdillahi  Handuleh.

COMMENTS