-
Daawo:wasiir ka mid ah xukuumadda Muuse Biixi oo mid mid ugu jawaabay mucaaradkii shalay hadlay.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo:wasiir ka mid ah xukuumadda Muuse Biixi oo mid mid ugu jawaabay mucaaradkii shalay hadlay.
https://www.youtube.com/watch?v=ewbiB_IkPLg&t=2s
...
Monday, May 6, 2019
-
Daawo Ismaciil Cumar Geelaha Jabuuti oo isku shaandhayn iyo Xilka qaadis ku sameeyay Xukuumaddiisa iyo wasiiro xilal muhiim ah hayey oo uu Eryay..
Jabuuti(Baligubadlemedia)Daawo Ismaciil Cumar Geelaha Jabuuti oo isku shaandhayn iyo Xilka qaadis ku sameeyay Xukuumaddiisa iyo wasiiro xilal muhiim ah hayey oo uu Eryay..
https://www.youtube.com/w...
Monday, May 6, 2019
-
Daawo 10 qodob oo aad ku qaabilayso bisha barakaysan ee Ramadan.shekh Maxamed Sh.Cumar Dirir
madama aynu galnay curashada bisha barakaysan ee ramadaan halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa 10 qodob oo aad ku qaabilayso bisha barakaysan ee Ramadan waxaana inoo soo jeedinaya alle ajar iyo xasanaad ha ka siiyee shekh Maxame...
Sunday, May 5, 2019
-
Daawo Hooyada dhashay sheekha mucaaridka Jabuuti ee sheekh cabdiraxman Bashiir oo uu dhibaateeyay Geelaha Jabuuti.
waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa hooyada dhashay sheekh caanka ah ee mucaaridka jabuuti ka midka ah ee cabdiraxman bashiir oo ay dhibaato wayn u gaysteen kooxda ka talisa dalka jabuuti ee uu horjoogaha u yahay ismaciil cumar G...
Sunday, May 5, 2019
-
Daawo Madaxwayne Muuse Biixi oo xafiiska ku qaabilay Askari hore xukun milatari ugu xukumi jiray Dalka Nigeria.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Madaxweynaha Somaliland ayaa Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo Oo ahaa askari kuddo dalkiisa xukun milatari ku xukumayay,kaasi oo la sheegay inuu booqasho uu ku yimid s...
Sunday, May 5, 2019
-
Daawo Siyaasiga Ismaciil yare oo kabaha la dul maray Labada Kornayl”Anigu muuse madaxwayne odhan maayo,anigaba markaan wasiirka ahaa wasiir i muu dhihi jirin….”
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Siyaasiga Ismaciil yare oo kabaha la dul maray Labada Kornayl"Anigu muuse madaxwayne odhan maayo,anigaba markaan wasiirka ahaa wasiir i muu dhihi jirin...."
https://www.yo...
Sunday, May 5, 2019
-
Daawo Gudoomiye Faysal cali waraabe oo qabtay Shirjaraa`id oo xaasaasi ah oo qodoba badan kaga hadlay”muxuu ka yidhi xukunkii deg dega aha..”
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Gudoomiye Faysal cali waraabe oo qabtay Shirjaraa`id oo xaasaasi ah oo qodoba badan kaga hadlay"muxuu ka yidhi xukunkii deg dega aha.."
https://www.youtube.com/watch?v=KXmlCfoXULQ...
Sunday, May 5, 2019
-
Daawo Kooxda Xidigaha Geeska oo xadhiga ka jaray Ganacsi ay furatay Fanaanada Asma Love.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Kooxda Xidigaha Geeska ayaa xadhiga ka jaray meherad cusub oo ay furatay fanaanada kooxda ka tirsan ee asma love oo hada dhinaca ganacsi u baydhay,waxaana xadhiga ka jaray abwaan xasan dhuxul laabsalax.
...
Saturday, May 4, 2019
-
Daawo prof Axmed Ismaciil Samatar oo ka hadlay dilkii sarakiisha ciidan”horay tano kale tolka u soo martay yeeli mayno……”
Borama(Baligubadlemedia)Daawo prof Axmed Ismaciil Samatar oo ka hadlay dilkii sarakiisha ciidan"horay tano kale tolka u soo martay yeeli mayno......"
https://www.youtube.com...
Saturday, May 4, 2019
-
Daawo”“ Dilkii Saraakiisha Waxuu Ahaa Dil Qorsheysan Oo Deegaanka Ceel Afweyn Oo Dhami U Dhamaayeen ..” madax dhaqameedka Awdal.
Borama(Baligubadlemedia)Daawo"“ Dilkii Saraakiisha Waxuu Ahaa Dil Qorsheysan Oo Deegaanka Ceel Afweyn Oo Dhami U Dhamaayeen ..” madax dhaqameedka Awdal.
https://www.youtube.com/watch?v=YROi5XWcCHQ&feature=...
Saturday, May 4, 2019
« Previous Page — Next Page »