Daawo Madaxwayne Muuse Biixi oo xafiiska ku qaabilay Askari hore xukun milatari ugu xukumi jiray Dalka Nigeria.
May 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Baligubadlemedia)Madaxweynaha Somaliland ayaa Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo Oo ahaa askari kuddo dalkiisa xukun milatari ku xukumayay,kaasi oo la sheegay inuu booqasho uu ku yimid somaliland kadib markii uu marti qaad ka helay.

Like this:
Like Loading...
COMMENTS