Madaxweyne Farmaajo : George HW Bush wuxuu ahaa nin dowladeed oo dhab ah
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska uu ka geeriyooday madaxweynihii hore ee Mareykanka George HW Bush iyo shacabka Marekanka.
Madaxweyne Farmaajo, waxa uu ku...