BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Madaarka Hargeysa Qarka U Saaran yahay Inuu Xidhmo
December 15, 2018 - Written by editor

Xoghayaha Duulista ee xisbiga Waddani Md Nuuradiin Diini ayaa waxaa uu shaaciyey in madaarka  Diyaaradaha ee Hargeysa uu qarka u saaran yahay inuu gabi ahaanba xidhmo

 diini

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS