|
wararka
-
Ilhaan Cumar oo Loo Dhaariyay Xubin-nimada Congress –ka Mareykanka
Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey in ay ka mid noqoto mudanayaasha xisbiga demoqraadiga ee Aqalka Wakiilada labada sano ee soo socota, markaasoo ay dib u tartami doonto.
Ilhaan waxa ay ka mid noqoneysaa Koongare...
Friday, January 4, 2019
-
Puntland oo Ku Celisay Inaanay Xilliga Doorashadda Iman Karin Deeganadda Maamulkaas Masuuliyiinta Dawladda Federaalku
Puntland ayaa ku celisay inaysan deegaannada imaan karin mas'uuliyiinta dowladda federaalka xilliga ay socoto doorashada kaddib markii Isimadda iyo musharrixiinta ay ka soo horjeesteen go’aankii lagu mamnuucay mas’uuliyiinta d...
Friday, January 4, 2019
-
Maxkamadda G/Maroodi-jeex oo Xayirtay Huteelka Beerta Libaaxyada ee Hargeysa
Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa, ayaa xayiraad ku soo rogtay Huteelka Beerta Libaaxyada oo ku yaalla Hargeysa, kaas oo ay Maxkamaddu amartay inuu furnaan karo ama shaqayn karo lixda subaxnimo illaa lixda maqr...
Friday, January 4, 2019
-
Taliyaha Boolisku Muxuu ka yidhi Baabuurta lagu Xado Hargeysa iyo Dhalinyaro Baaskoolado Dadka ku baadha?
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay tallaabooyin ay ka qaadayaan dhalinyarada habeenkii dadka ku baadha caasimadda Hargeysa, isla markaana ay wadaan hawlgallo lagu fashilayo T...
Friday, January 4, 2019
-
Kooxda Villa Somaliya ee Nabad Iyo Nolol oo Isku Maandhaafsan Musharaxyadda ay Wataan ee Reer Puntland
Doorashada Puntland oo ay 6 maalmood ka hadhsan tahay ayaa waxaa hadda soo baxaya tirada musharax ee ay wadato dowladda Federal-ka ah.
Sida xog la’isku halayn karo lagu helay , xukumadda uu hoggaamiyo Ra’iiusl Wasaare Kheyr...
Thursday, January 3, 2019
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Go’aanka Dawlada Somaliya Ku Eriday Danjire HAYSOM
Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay go’aanka dowladda Soomaaliya ay dalka kaga ceyrisay wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
Ku xigeenka Afhayeenka Qaramada Midoobay Farxaan Xaq ayaa sheegay in ...
Thursday, January 3, 2019
-
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka oo Xaraashay Daamuurkii Wadadda Ceerigabo
wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka somaliland ayaa xaraashay daamur gaadhaya toban kun oo foosto kaas oo kamid ahaa daamurkii loo qorsheeyay dhismaha waddada ceerigaabo
wasiirka gaadiidka ayaa daamurkan ka iibiyay daw...
Thursday, January 3, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Kormeer Kadisa Ku Maray Saldhigyadda Magaaladda Hargeysa
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa fiidnimadii habeen hore kormeeray saldhigyadda magaaladda hargeysa si uu ugu kuur galo xaaladda saldhigyadda magaaladdu ay ku suganyihiin iyo nadaafadooda.
madaxwyane biixi aya...
Thursday, January 3, 2019
-
Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Baqdaadi oo Shaaciyey Sharciyo ay u Gudbiyanayaan Golaha Wakiillada
Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac “Baqdaadi”, ayaa ka hadley sharci ay gaynayaan golaha Wakiilada, Isagoona sheegay in ay ku rajo wayn yihiin in goleyaasha sharci dejintu ay meel mariyaan ugu yaraan ...
Thursday, January 3, 2019
-
Prof: Cabdi Cali iyo Qareenno U Doodaya oo Ka Hadlay Dacwad ay ka Gudbiyeen Xisbiga Kulmiye
Prof. Cabdi Cali oo kamid ahaa Siyaasiyiin dhawaan laga saaray Xisbiga Kulmiye ayaa isaga iyo qareeno u doodayay waxa ay dacwad ka dhan ah Xisbiga Kulmiye oo ay u gudbiyeen Gudida diwaan gelinta iyo ansixinta Asxaabta qaranka Soma...
Thursday, January 3, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|