|
wararka
-
Madaxwayne Trump oo Su,aalo Adag Waydiinaya Hogaamiyeyaasha Qaarada Afrika –
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa su,aalo adag ku ganay hogaamiyeyaasha wadamada Afrika.
Madaxweynaha Trump ayaa si adag u weeraray madaxda Afrika, kuwaas oo uu waydiiyey su,aalo la xidhiidha khayraadka ay haystaa...
Wednesday, February 20, 2019
-
Siyaasi Cabdi Haybe Oo Ku Baaqay In Gurmad Lala Gaadho Shacabka Gobalka Hawd Oo Ay Biyo Yaraani Hayso –
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ku dhawaaqay xaalad biyo yaraan ah oo ka jirta deegaanada gobalka Hawd.
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo wareysi gaar ah siiyey Warge...
Wednesday, February 20, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wargelin Siiyey Masuul Laga Qaadayo Xilka Uu Hayo
Agaasimaha cisbitaalka Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar, ayaa la sheegay in la filayo in xilka laga qaado, iyadoo xilkiisa loo magacaabi doono masuul kale.
Warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Biixi uu t...
Wednesday, February 20, 2019
-
Dawlada Soomaaliya Oo Xeer Ka Soo Saartay Habka Loo Marayo Heshiisyada Lala Galayo Dalalka Iyo Shirkadaha Shisheeye
Dawlada Soomaaliya Oo Xeer Ka Soo Saartay Habka Loo Marayo Heshiisyada Lala Galayo Dalalka Iyo Shirkadaha Shisheeye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 20, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Soo Dhawayn Diiran Kala Kulmay Madaxda Dawladda Ethiopia (Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa gaadhay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, waxana halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin sare oo ka tirsan dawladda Federal-ka Itoobiya oo ...
Wednesday, February 20, 2019
-
Ma Dhabaa In Muuse Biixi oo Adisababa Kula Kulmayo Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somaliya.
Raysal wasaaraha dawladda ethiopia aby ahmed ali ayaa magaaladda adisababa ee caasimadda dalkaas ku kulansiinaya madaxwaynaha jamhuuriyadda federaaalka somaliya mudane maxamed cabdilaahi farmaajo iyo madaxwaynaha somaliland muuse ...
Tuesday, February 19, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo Kulan Casho ah La Qaatay Dhiggiisa Burundi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Burundi ayaa xalay waxaa dalkaasi loogu sameeyay munaasabad Casho sharaf ah oo uu ku marti qaaday Madaxweynaha dalkaasi Burundi Pierre Nkurunziza...
Tuesday, February 19, 2019
-
Somaliland Oo Si Kooban Uga Hadashay Xiisadda Siyaasadeed ee Kenya Iyo Somaliya
Xukuumadda Somaliland ayaa si kooban uga hadashay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), oo uu Geeska Afrika wax ka...
Tuesday, February 19, 2019
-
Dhaxal Sugaha Boqortooyadda Sucuudiga oo Meesha Ka Saaray Warar Maalmahan La Isla Dhex Marayay.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa war ka soo saartay hadal in muddo ah la isla dhex marayay oo ku saabsan in dhaxal sugaha boqortooyada, Maxamed Bin Salmaan uu doonayo inuu iibsado kooxda Manchester United ee ka dhisan dalka Ingi...
Tuesday, February 19, 2019
-
Shirkadda Spectrum oo Ka Hadashay Cabashada Kenya iyo Aagaga ay Ka sameeyeen Sahaminta Shidaalka
Shirkadda Spectrum oo ah shirkaddii sahminta shidaalka ka sameysay Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii London ka dhacay dhawaan aan marnaba lagu iibgeeynin xermooyin shidaal ah.
Sidoo kale shirkadda ayaa intaa ku dartay in dh...
Tuesday, February 19, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|