-
Markale Iskuma Soo Sharaxayo Madaxweynenimo “Hillary Clinton”
Hillary Clinton ayaa meesha ka saartay in ay markale isu soo sharaxayso xilka madaxweynenimada Maraykanka sannadka 2020-ka.
“Ma tartamayo, balse si joogto ah ayaan uga hadli doonaa waxyaabaha aan aaminsanahay” ayay tidhi Cl...
Tuesday, March 5, 2019
-
Somaliland oo Sheegtay in Biyo La’aan Baahsani Soo Foodsaartay Dadka Barakacayaasha ah
Guddoomiyaha hay”adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed “Xinif” oo maanta warbaahinta kula Hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in biyo la’aan baahsani ay soo foodsaartay deeganada Soma...
Tuesday, March 5, 2019
-
Xisbul Xaakimka Dalka Jabuuti oo 40 Sano Jirsaday
Munaasibad lagu xusayay sanadguuradda kasoo wareegtay aasaaska xisbul xaakimka dawladda jabuuti ayaa lagu qabtay magaaladda jabuuti ee caasimadda dalka jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 5, 2019
-
Warbixin Daaha Ka Fayday In Wariye Jamaal Khashoqji Lagu Dhex Gubay Qusuliyadda Saudi Arabia ee Turkiga
Maydka wariyihii sucuudiga u dhashay ee jamal khashuqji ayaa lagu dhex gubay nooc ka mid ah aaladah wax lagu kululeeyo ama lagu kariyo ee ovenka loo yaqaano, sida lagu ogaaday baadhitaan cusub oo ay smaysay warbaahinta aljazeera.
...
Tuesday, March 5, 2019
-
Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir oo Fashiliyay Qorshaha Madaxwayne Farmaajo Ula Tagayo Raysal-wasaaraha Ethiopia
Gudoomiyaha xisbiga Waddajir ee dalka soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo bandhigay ujeedada socdaal uu madaxweyne Farmaajo ku tagayo wadanka Itoobiya.
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shaaciyey in madaxweyne ...
Tuesday, March 5, 2019
-
Madaxweyne Biixi oo Ka Baxay Heshiiskii Uu La Galay Garabkii Xisbiga Ucid ee Jamaal Cali Xuseen
Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka baxay heshiis uu la galay garabkii ka soo go’ay xisbiga Ucid ee uu hogaaminayey murashaxii madaxweyne Md Jamaal Cali Xuseen.
Madaxweyne Muuse Biixi oo hogaamina...
Tuesday, March 5, 2019
-
“Samaale Waa Ninkii Khasnad Dawladda Sidii Tukaan Uu leeyahay Kula Dagaalamayay Madaxwayne Biixi…..Siyaasi Dhoola Yare
"Samaale Waa Ninkii Khasnad Dawladda Sidii Tukaan Uu leeyahay Kula Dagaalamayay Madaxwayne Biixi…..Siyaasi Dhoola Yare
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 5, 2019
-
Xisbiga Waddani Oo Dusha U Saaray Wasaaradda Biyaha Dadkii Haraadka Ugu Geeriyooday Goboladda Bariga
Xisbiga Waddani Oo Dusha U Saaray Wasaaradda Biyaha Dadkii Haraadka Ugu Geeriyooday Goboladda Bariga
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 5, 2019
-
Wargeyska Foore oo Rafcaan Ka Qaatay Xayiraadii Maxkamadda Gobolku Saartay
Wargeyska Foore oo Rafcaan Ka Qaatay Xayiraadii Maxkamadda Gobolku Saartay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 5, 2019
-
Aqalka Wakiilada Maraykanka Oo Baadhaya Musuq Lagu Eedeeyey Trump
Guddi ka tirsan [guddi hoosaadyada] Aqalka Wakiilada ee Maraykanka ayaa baadi goobaysa waraaqo muujinaya musuq maasuq, horjoogsi caddaaladeed iyo ku takri fal awoodeed oo la sheegay in ay ku kaceen Madaxweyne Donald Trump iyo kaal...
Monday, March 4, 2019
« Previous Page — Next Page »