-
Muuse Biixi oo Ku Fashilmay Hogaaminta Dalka Somaliland oo Gashay Marxalad Qalalaase Iyo Baandoo Lagu Soo Rogay Goboladda Dalka
Madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa ku fashilmay hogaaminta umadda somaliland kadib muddo sanad iyo badh ah oo uu taladda dalka hayayay wuxuu dalka somaliland galay marxalad aad u xun islamarkaana hoos u dhac way...
Tuesday, April 30, 2019
-
“Muuse Biixi Hays Casilo, Khibrad Aan Ahayn Qabyaalad Iyo Dagaal Sokeeye Ma Hayo.”…Gud Maxamedsidiiq Dhame.
Gudoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamedsidiiq Dhame ayaa ka hadlay xaalada deg dega ah ee madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay gobolada bariga.
Gudoomiye Dhame ayaa war qoraal ah oo uu soo saa...
Tuesday, April 30, 2019
-
Daawo Muuse Biixi oo xaalad Deg Deg ah ku soo Rogay Gobolo ka mid ah Somaliland.
Hargeysa(Baligubadle)Xeer MADAXWEYNE: 30 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne Lr. 04/042019 uu xaalad deg-deg ah ku soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceeri...
Tuesday, April 30, 2019
-
Gudoomiye Cirro oo Luuqadii Ugu Adkayd Abid Kula Hadlay Madaxwayne Biixi Iyo Xukuumadiisa
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo maanta shir Jaraa’idku qabtay xafiiskiisa magaaladda hargeysa ayaa ka hadlay marxalado adag oo uu sheegay in dalku galay
Isha Ku Hay ...
Tuesday, April 30, 2019
-
Golayaasha Baarlamanka Somaliland oo Fadhi Deg Deg Ah La Iskugu Yeedhay .
Shirgudoonka labada gole baarlamaan ee Wakiilada iyo Guurtida ayaa waxaa ay kulan deg deg maalinta Khamiista ah isku yeedheen xildhibaanada labadaasi aqal
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, April 30, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Xaalad Degdega Ku Soo Rogay Qaar Kamida Goboladda Bariga Somaliland
Madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa xaaladda deg deg inuu galiyay sheegay deegaanadda Gar Adag,Ceel Afwayn Iyo Ceerigaabo Muddo Saddex Bilood Dhan.
Madaxwaynaha ayaa Amray In Xaalad amaan dartood ay ugu dh...
Tuesday, April 30, 2019
-
Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Arintii Ganacsadde Ahmed Osmaan Geele
Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Arintii Ganacsadde Ahmed Osmaan Geele
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, April 30, 2019
-
Taliyaal Kamida Ciidamadda Booliska Iyo Asluubta oo Goordhawayd Lagu Toogtay Deegaanka Gar-adag
Warar hadda aanu ka helayno deegaanka gar-adag ee gobalka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in la dilay taliyihii Xabsiga Gar Adag iyo Taliye ku xigeenkii Rugta Booliska degmada Gar Adag
Labadan taliye ee la dilay ayaa la s...
Monday, April 29, 2019
-
Xukuumadda oo Shirkado Shisheeye Ku Wareejinaysa Haamaha Shidaalka Iyo Walaaca Ganacsatadda
Xukumadda Somaliland ayaa wadda shirkad ajanabi ah oo lagu magacaabo trafigura oo fadhigeedu yahay magaalada Geneva,ee dalka Switzerland taas oo ay ku wareejinayso keenista shidaalka ee guud ahaan Somaliland, kaas oo ay hore u kee...
Monday, April 29, 2019
-
Ururka Solja oo Bilaabay Qorshe Xilka Lagaga Xayuubinayo Gudoomiyaha Ururkaas
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa xilkii gudoomiye-nimo kaa qadaya gudoomiyihii Ururkaasi Maxamuud Cabdi Jaamac ( Xuuto )
Xarunta dhexe ee Ururkaaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa ayaa waxaa saaka kulan deg deg ...
Monday, April 29, 2019
« Previous Page — Next Page »