BALIGUBADLE MEDIA
War Deg Deg ah Daawo Xukuumadda oo ka noqotay Xukunkii milatari iyo Barlamaankii oo la fasaxay,
May 3, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Baligubadlemedia)iyada oo maalinta berri ah loo balansanaa ansixinta xukunkii deg dega ahaa oo ay shalay xukuumaddu ku fashilantay ansixintiisa oo ay xidhay golaha ayaa wararka soo baxayaan sheegayaan inay xukuumaddu ka noqotay.waxaana la fasaxay golihii barlamaanka oo galay fasaxoodii caadiga ahaa.

Capture

COMMENTS