|
wararka
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis oo Xukumadda Ugu Baaqay Inay Ka Noqoto Bandooga ay Saartay Gobolka Sanaag
Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis oo Xukumadda Ugu Baaqay Inay Ka Noqoto Bandooga ay Saartay Gobolka Sanaag
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 4, 2019
-
Fadlan ka Qayb Qaado Afurinta Walalaahaga Sooman ee Aan Haysan Wax ay Ku Afuraan
Fadlan ka Qayb Qaado Afurinta Walalaahaga Sooman ee Aan Haysan Wax ay Ku Afuraan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 4, 2019
-
Ciidamadda Booliska oo Gacanta Ku Soo Dhigay Qaar Kamida Gacan Ku Diiglayaashii Dilka Gaystay
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay qaar ka mid ah budhcada loo haysto inay dileen taliyihii xabsiga degmada Gar-adag Gaashaanle Cabdilaahi Axmed Tallan, iyo taliye xigeenkii ciidanka Booliska Gar-adag Laba Xidigl...
Saturday, May 4, 2019
-
Cabdiraxmaan Cirro oo U Awood Sheegtay Wasiirka Maxamed Kaahin
Gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa todobaadkii hore mar uu ka hadlaayay dilkii loo gaystay saraakiishii ciidamadda somaliland ka tirsanaa sheegay in wasiirka arrimaha gudaha somaliland maxamed kaahin axmed ka gaabiyay doorkiisii amn...
Saturday, May 4, 2019
-
Gudoomiye Cirro oo Luuqad Adag Kaga Hadlay Xadhiga Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Waddani
Gudoomiye Cirro oo Luuqad Adag Kaga Hadlay Xadhiga Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Waddani
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 4, 2019
-
Daawo Maxamed Kaahin oo ka gubtay hadalkii Gudoomiye Cirro”Cirro aniga iyo beeshayduu u jeeday,kamana hadhayo baadhitaan baan ku samaynaya,,
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Maxamed Kaahin oo ka gubtay hadalkii Gudoomiye Cirro"Cirro aniga iyo beeshayduu u jeeday,kamana hadhayo baadhitaan baan ku samaynaya,,
https://www.youtube.com/watch?v=QM73OENF-0A...
Saturday, May 4, 2019
-
War Deg Deg ah xukuumadda oo sheegtay inay soo qab qabteen Ragii saraakiisha ciidan dilay.
Hargeysa(Baligubadlemedia)wasiirka arrimaha gudaha somaliland maxamed kaahin axmed ayaa shaaciyey inay soo qab qabteen dablaydii ka dambaysay dilkii saraakiishii ciidan.
https://www.youtube.com...
Saturday, May 4, 2019
-
Daawo Riwaayad Qosol badan oo ay soo saareen jilayaasha caanka ah ee sooraan iyo jawaan.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Daawo Riwaayad Qosol badan oo ay soo saareen jilayaasha caanka ah ee sooraan iyo jawaan.daawasho wanaagsan.
https://www.youtube.com/watch?v=cNibNryVX3k&t...
Friday, May 3, 2019
-
” Waxa Muuqataa Inuu Aanu Hir Galin Heshiiskii Khaatumo Iyo Somaliland Balse Siilanyo Eed Kuma Laha ..” Cali Khaliif “
” Waxa Muuqataa Inuu Aanu Hir Galin Heshiiskii Khaatumo Iyo Somaliland , Balse Siilanyo Eed Kuma Laha ..” Cali Khaliif "
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 3, 2019
-
Ra’iisal Wasaarihii Dunidu Wada Ammaantay Oo Aqal Gashay
Raysul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa waxaa guursaday nin ay muddo dheer wada socdeen,
oo ah nin telefishin warka ka tabiya oo lagu magacaabo Clarke Gayford, sida uu xaqiijiyey afhayeen u hadlay.
Warka ku saabsa...
Friday, May 3, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|