BALIGUBADLE MEDIA
Daawo Khilaaf culus oo soo kala dhex galay siyaasiyiinta Somalida Kenya Iyo Adan Bare Ducaale oo afka furtay.
May 7, 2019 - Written by editor

Khilaaf culus oo soo kala dhex galay siyaasiyiinta Somalida Kenya gaar ahaan hogaamiyaha aqlabiyada barlamanka kenya adan bare ducaale iyo ismaamulka laga soo doorto ee Garissa waxaana  meel fagaare ah si ba`an uga weeraray adan bare ducaale badhasaabka ismaamulka Garisa Ali bunow korane.

aadan-barre-ducaale-600x381-600x330

COMMENTS