-
Wasiir Goodax Barre oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal uu Hore Ugu Duray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dawladda Puntland
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya,Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay inuu garab-taaganyahay shacabka iyo ardayda Puntland,isagoo marka u rajeeyay inuu si guul ah ugu dhammaado Imtixaanadka shahaadiga ah ee shalay billowday.
...
Monday, May 20, 2019
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Khudbad Guulwadayn U Badan Ka Jeediyay Munaasibad Muuse Sameeyay oo Afur Ah
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Khudbad Guulwadayn U Badan Ka Jeediyay Munaasibad Muuse Sameeyay oo Afur Ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 19, 2019
-
Cabdiiqaadir Jirde oo Weedho Kaftan U Badan Ka Jeediyay Munaasibad Afur ah oo Lagu Qabtay Madaxtooyadda Hargeysa
Cabdiiqaadir Jirde oo Weedho Kaftan U Badan Ka Jeediyay Munaasibad Afur ah oo Lagu Qabtay Madaxtooyadda Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 19, 2019
-
Waddani Ma Haysanee Cirro Ayaanu U Baahanahay “Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland”
Waddani Ma Haysanee Cirro Ayaanu U Baahanahay "Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 19, 2019
-
Puntland: Wasiir Goodax isaga ayaa laga rabaa inuu caddeeyo meeshu ku fashilmay Imtixaanka
Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland,Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa sheegay in aaney waxba ka jirin warka uu sheegay wasiirka waxbarashadda Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ee ahaa in uu fashilmay im...
Sunday, May 19, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Waxaa Ka Muuqatay Khudbadiisi 18- May Nuglaansho Walaac Leh .
Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan Xisbiga WADDANI ayaa faqidaad ku sameeyay khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka jeediyay Munaasibada 18 May. Qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook-ga ayaa u dhignaa sidan.
8-Sanno Axmed Si...
Sunday, May 19, 2019
-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Badhtilmaameed Sanaysa Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Aflagaadooyinka Ay Kula Kaceen (Daawo)
Xukuumadda Muuse Biixi oo Badhtilmaameed Sanaysa Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Aflagaadooyinka Ay Kula Kaceen (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 19, 2019
-
Daawo Ciidamada Somaliland oo lagu Arkay Gadiid aan Hore Loogu Ogayn oo Shaki Galiyey Xukumada Federaalka Somaliya.
Hargeysa(Baligubadlemedia)Waxay Ahayd Afar Sano Ka Hor Markii Xukumada Federaalka Somaliya Sidan oo Kale Shaki U Galisay Halka Ay ka Keentay Somaliland Hub U Badna Qoryaha Waa Weyn Ee Loo Yaqan Shilkaha iyo Pm oo Sidan oo Kale Tir...
Sunday, May 19, 2019
-
Cabdiraxmaan Saylici Muxuu Ka Yidhi Saraakiishii Reer Awdal ee Lagu Laayay Deegaanka Ceel Afwayn
Cabdiraxmaan Saylici Muxuu Ka Yidhi Saraakiishii Reer Awdal ee Lagu Laayay Deegaanka Ceel Afwayn
Isha ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 18, 2019
-
Daawo Madaxwayne muuse biixi oo iclaamiyey maxaabiistii dagaalka looga qabtay Tukarag maamulka puntland.
Daawo Madaxwayne muuse biixi oo iclaamiyey maxaabiistii dagaalka looga qabtay maamulka Puntland,waxuu ka sheegay afur caawa lagu qabtay madaxtooyadda oo lagu waynaynayey xuska 18-ka may.
https://www.youtube.com/watch?v=pul3CNhs...
Saturday, May 18, 2019
« Previous Page — Next Page »