-
Nuxurka Waraaqo Ay Kenya Iyo Soomaaliya Isweydaarsadeen Oo Sii Adkaynaya Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee U Dhexeeya
Dawladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa isweydaarsaday laba waraaqood oo sii adkaynaya khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labadaas dal.
Wargeyska The standard ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya ayaa warbixin dh...
Saturday, June 8, 2019
-
Madaxweynaha Turkiga, Oo Minxiis Ka Noqday Arooska Ciyaaryahanka Mesut Ozil
Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa mixiis ka ahaa arooska ciyaaryahanka kubadda cagta ee Jarmalka ah Mesut Ozil oo Jimcihii dhacay.
Ozil oo isirkiisu yahay Turki ayaa tartankii Koobka Adduunka ee kal hore ka hor mar...
Saturday, June 8, 2019
-
Daawo Siyaasiga Cabdilahi Cukuse oo bixiyey waraysi dhinacyo badan taabanaya iyo in xil looga magacabayo xukuumadda muuse.
Daawo Siyaasiga Cabdilahi Cukuse oo bixiyey waraysi dhinacyo badan taabanaya iyo in xil looga magacabayo xukuumadda muuse.
https://www.youtube.com/watch?v=b8wQlx4evyk&feature=youtu.be
...
Friday, June 7, 2019
-
Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Boqor Buurmadaw Iyo Xukuumadda La Dhex-dhexaadinayo
Magaalada Dubai ee xarunta dalka imaaraadka ayuu kulan ku dhexmaray gudoomiyaha xisbiga Ucid, hogaamiyaha Khaatumo,Boqor Buurmadow iyo wasiirkii hore ee qorshaynta Maxamed Ibraahin Aadan Qabya Tire.
Siyaasi Maxamed Ibraahim A...
Friday, June 7, 2019
-
Nuxurka Wada Hadal Uu Raysal Wasaaraha Itoobiya La Qaatay Dhinacyada Suudaan Iyo Rajada Laga Qabo Heshiis Ay Wada Gaadhaan
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo booqasho rasmi ah ku jooga wadanka Suudaan ayaa kulamo kala duwan la yeeshay dhinacyada isku haya awooda dalkaasi.
Raysal wasaaraha Itoobiya oo socdaalkiisu la xidhiidho sidii...
Friday, June 7, 2019
-
Daawo Weriye Axmed Adan Rooble oo laga waraystay xadhiga walashii oo ciidanka Boolisku Xidheen markii ay ka hadashay xiisadda Bariga Dhexe.
Daawo Weriye Axmed Adan Rooble oo laga waraystay xadhiga walashii oo ciidanka Boolisku Xidheen markii ay ka hadashay xiisadda Bariga Dhexe.
https://www.youtube.com/watch?v=LkO8og3_ymE&t=8s
...
Thursday, June 6, 2019
-
Deg Deg Daawo Fanaanka Cabdirisaq Anshax Ee Xidigaha Geeska ka Tirsan oo Garoowe lagu bahdilay oo showgii laga joojiyey.
Deg Deg Daawo Fanaanka Cabdirisaq Anshax Ee Xidigaha Geeska ka Tirsan oo Garoowe lagu bahdilay oo showgii laga joojiyey.
https://www.youtube.com/watch?v=gNtCTc6cjSY&t=8s
...
Wednesday, June 5, 2019
-
Boqor Buurmadow oo Si Kulul Ugu Jawaabey Gudoomiyaha Haayadda Barakacayaasha
Boqor Buurmadow oo Si Kulul Ugu Jawaabey Gudoomiyaha Haayadda Barakacayaasha
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 5, 2019
-
Kenya oo Wada Qorshe ay Dalkeeda Kaga Mamnuucayaso Siyaasiyiin Reer Somaliya ah
Xidhiidhka u dhaxeeya wadamada soomaaliya iyo Kenya ayaa maraya halkii ugu xumayd
Dowlada Kenya ayaa hada wada qorshe ay dalkeeda uga mamnuuceyso 66-qof ay ku jiraan Siyaasiyiin caan ah, Xubno katirsan dowlada Federaalka, saraa...
Wednesday, June 5, 2019
-
” Lacagta Haa’yadaha Kaniisado Ayaa Laga Soo Uruuriyaa..” Madaxweyne Muuse Biixi
” Lacagta Haa’yadaha Kaniisado Ayaa Laga Soo Uruuriyaa..” Madaxweyne Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 5, 2019
« Previous Page — Next Page »