-
Daawo Kornayl caare oo is dhiibay “Kornayl Caare Wuu Dhofayaa Tiknikadina Wuu Xareeyay Ciidamadiisina waanu celinay” Badhasabka Sanaag
Daawo Kornayl caare oo is dhiibay "Kornayl Caare Wuu Dhofayaa Tiknikadina Wuu Xareeyay Ciidamadiisina waanu celinay" Badhasabka Sanaag
https://www.youtube.com/watch?v=E4afnH2fZHc&t=2s
...
Sunday, June 9, 2019
-
Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Awooda Uu Wasaaradda Qorshaynta Ku Dhex Yeelanayo Wasiir Sacad.
Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Awooda Uu Wasaaradda Qorshaynta Ku Dhex Yeelanayo Wasiir Sacad.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, June 9, 2019
-
Wiil uu Dhalay Madaxwayne Biixi oo Lagu Xidhay Dalka Imaaraadka Carabta
wiil uu dhalay madaxwaynaha jamhuuriyadda somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa lagu xidhay madaarka magaaladda dubai xilli uu ku socdaal ku maraayay dalkaas
wararka xadhiga wiilka ka imanaya ayaa sheegaya in wiilka la q...
Sunday, June 9, 2019
-
Faarax Macalin Oo Kenya Ku Dhaliilay Qaabka Ay Ula Dhaqmeyso Soomaaliya
Gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya mudane Faarax macalin ayaa ka hadlay khilaafka bada ee udhaxeeye Kenya iyo Somaliya
Mr Macalin ayaa tilmaamay in Kenya looga baahan yahay in ay si sharci ah u marto ha...
Sunday, June 9, 2019
-
Ma Dhabaa In Xukuumada Somaliland Boqor Buurmadaw Ka Dacwaysay Imaaraadka?
Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha iyo Kalluumaysiga ee xukuumadda madaxweyne Biixi ayaa lama filaan ku tilmaamay in dawladda Imaaraadka Carabta oo saaxiib la ah Somaliland ogolaato in Boqor Buurmadow dalkeeda ka soo mucaarado ...
Sunday, June 9, 2019
-
Daawo Itoobiya oo ansixisay qaybinta shiidaalka deegaanka Somalida iyo saamiga uu deeganku helay.
Daawo Itoobiya oo ansixisay qaybinta shiidaalka deegaanka Somalida iyo saamiga uu deeganku helay.
https://www.youtube.com/watch?v=KSifV1ondJk&t=11s
...
Saturday, June 8, 2019
-
“Wixii Aynu Siyaad Bare Kaga Cararnay Iyo Waxa Maanta Yaala, Waxa Maanta Yaala Ayaa Xun” Suldaan Cunaaye
"Wixii Aynu Siyaad Bare Kaga Cararnay Iyo Waxa Maanta Yaala, Waxa Maanta Yaala Ayaa Xun" Suldaan Cunaaye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 8, 2019
-
Xildhibaan Nacnac oo Sheegay In Loo Diiday Inuu Gudaha U Galo Madaarka Hargeysa
Xildhibaan Nacnac oo Sheegay In Loo Diiday Inuu Gudaha U Galo Madaarka Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 8, 2019
-
Wasiir Sacad: Wasiirka Laba Wasaaradood
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu Wasiirka maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire, u xilsaaray inuu ku sime ahaan masuul uga sii noqdo wasaaradda qorshaynta iyo xidhiidhka hay’adaha caalamiga ah, ka dib markii wa...
Saturday, June 8, 2019
-
Somaliland: Xildhibaan ka tirsan dawlada Ingriiska oo wasiir xukumadaasi ka tirsan waydiiyay arimaha doorashooyinka soo socda Iyo jawaabtiisii daawo
Somaliland: Xildhibaan ka tirsan dawlada Ingriiska oo wasiir xukumadaasi ka tirsan waydiiyay arimaha doorashooyinka soo socda Iyo jawaabtiisii daawo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 8, 2019
« Previous Page — Next Page »