-
Sadbursiga Madaxwayne Biixi Ku Miisay Beeshiisa oo Xadhkaha Goostay
1.Madaxwaynaha Somaliland
1. Wasiirka Maaliyadda
2. Wasiirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad
3. Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4. Wasiirka Gaadiidka & Hormarinta Waddooyinka
5. Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Di...
Thursday, June 20, 2019
-
Xukuumada Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Xayiraada Ay Saartay Laba Telefishan Oo Madax Banaan
Xukuumada somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay xayiraada ay saartay telefishanada Eryal iyo Horyaal oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan.
Wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ka hadlay talaa...
Thursday, June 20, 2019
-
Kominshanka Doorashooyinka Oo U Jawaabey Xisbiga Waddani
Kominshanka Doorashooyinka Oo U Jawaabey Xisbiga Waddani
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 19, 2019
-
Xisbiga Waddani Oo Ganafka Ku Dhuftay Codsi Uga Yimid Guddida Doorashooyinka Somaliland
Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ganafka ku dhuftay codsi uga yimid guddida doorashooyinka somaliland.
Codsiga ka yimid guddida doorashooyinka ayaa la xidhiidhay martiqaad ay u direen xisbiyada siyaasada, golaha wakiilada,...
Wednesday, June 19, 2019
-
Saxafi Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka Maxkamada La Keenay Iyo Eedeymaha Lagu Soo Oogay
Saxafi Cabdimaalik Coldoon Oo Saaka Maxkamada La Keenay Iyo Eedeymaha Lagu Soo Oogay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 19, 2019
-
Gudida Doorashooyinka,Xisbiyadda Ucid Iyo Kulmiye oo Qorshe Aan Saddexda Xisbi U Dhamayn Isku Raacay
Gudida Doorashooyinka,Xisbiyadda Ucid Iyo Kulmiye oo Qorshe Aan Saddexda Xisbi U Dhamayn Isku Raacay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 19, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Geerida Abwaan Maxamed Cabdilaahi Sangub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub) oo maanta ku g...
Tuesday, June 18, 2019
-
Abwaan Sangub oo Ku Geeriyooday Adis-ababa
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Addis Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub), sida ay BBC-da u sheegeen dad la socday xaaladda abwaanka oo ku sugan Addis.
Abwaanka aya...
Tuesday, June 18, 2019
-
Xildhibaan Dhakool oo Ka Hadlay Xadhigiisii Eedaymo Culusna U Jeediyay Gudoomiyaha XIsbiga Ucid
Xildhibaan Dhakool oo Ka Hadlay Xadhigiisii Eedaymo Culusna U Jeediyay Gudoomiyaha XIsbiga Ucid
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, June 18, 2019
-
Suldaanka Guud Ee Beesha Habaryoonis Oo Taageeray Shirkii Uu Shaaciyay Boqor Buur-madow.
Suldaanka Guud Ee Beesha Habaryoonis Oo Taageeray Shirkii Uu Shaaciyay Boqor Buur-madow.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, June 18, 2019
« Previous Page — Next Page »