-
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Tababar Usoo Xidhay Ciidan Cusub
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Tababar Usoo Xidhay Ciidan Cusub
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, July 15, 2019
-
Ganacsatada Somaliland ee Xoolaha u Dhoofiya Cumaan oo Lagu Qasbay inay Oggolaanshaha u Doontaan Boosaaso
Qaar ka tirsan Ganacsatada reer Somaliland ee Xoolaha u dhoofiya waddamada Carabta, ayaa caqabado hor leh waajahaya, ka dib markii ay culays iyo cadaadis xooggan saareen qaar ka tirsan iskaashatada Xoolaha dhoofisa ee reer Puntlan...
Monday, July 15, 2019
-
Dahabshiil Group Oo $100,000 Ugu Deeqday Farsamadda Gacanta ee Berbera
Shirkadda Dahabshiil Group ayaa uGu deeqday Dugsiga Farsamadda Gacanta ee Berbera (Berbea Technical Collage) Lacag dhan $100,000 oo Doller.
Xaaji Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) mulkiilaha shirkadaha Dahabshiil Group ayaa lag...
Sunday, July 14, 2019
-
Dawladda Somaliya oo Taageertay Go’aankii Dawladda Sucuudigu Ku Xayirtay Xoolihii Ka Dhoofay Dekedda Berbera
Dawladda Somaliya oo Taageertay Go'aankii Dawladda Sucuudigu Ku Xayirtay Xoolihii Ka Dhoofay Dekedda Berbera
https://youtu.be/CO0cWxC0QFM...
Sunday, July 14, 2019
-
Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliland oo Booqday Qaar Kamida Xeryaha Ciidamadda Milatariga
Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliland oo Booqday Qaar Kamida Xeryaha Ciidamadda Milatariga
https://youtu.be/xxhJr23vKpU...
Sunday, July 14, 2019
-
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo Gabay Ka Tiriyay Colaada Soo Noqnoqatay ee Ka Aloosan Deegaanka Ceel Afwayn
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo Gabay Ka Tiriyay Colaada Soo Noqnoqatay ee Ka Aloosan Deegaanka Ceel Afwayn
https://youtu.be/sBvrOgKX2Rk...
Sunday, July 14, 2019
-
Xukuumadsa oo Ka Baxday Heshiis Ay La Gashay Shirkad Dhisaysay Waddada Ceerigaabo + Maamulka Snirkadaas oo Ka Hadlay
Xukuumadsa oo Ka Baxday Heshiis Ay La Gashay Shirkad Dhisaysay Waddada Ceerigaabo + Maamulka Snirkadaas oo Ka Hadlay
https://youtu.be/H-vLU0SK4lE...
Saturday, July 13, 2019
-
Xildbibaan Nacnac oo Markale Ku Celiyay In Madaxwaynuhu Xilka Ka Qaado Wasiirka Fashilmay ee Arrimaha Gudaha
Xildbibaan Nacnac oo Markale Ku Celiyay In Madaxwaynuhu Xilka Ka Qaado Wasiirka Fashilmay ee Arrimaha Gudaha
https://youtu.be/VMnuv6LBHu8...
Saturday, July 13, 2019
-
Xukuumadda Somaliland oo War Cusub Kasoo Saartay Markab Xoolo Ka Qaaday Berbera oo Lagu Xanibay Dekedda Jeddah
Xukuumadda Somaliland oo War Cusub Kasoo Saartay Markab Xoolo Ka Qaaday Berbera oo Lagu Xanibay Dekedda Jeddah
https://youtu.be/4Xd3oMclnJc...
Saturday, July 13, 2019
-
Jubbaland Oo Shaacisay Tirada Dadkii Ku Dhintay Qaraxii Ka Dhacay Kismaayo
Jubbaland ayaa sheegtay in 26 qof ay ku dhinteen weerarka halka 56 kalana ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo ka mid ahaayeen 10 qof oo ajaanib ah oo u kala dhashay waddamada Tanzaaniya, Kenya, Kanada, Mareykanka iyo Britain.
Waxaa ...
Saturday, July 13, 2019
« Previous Page — Next Page »