Madaxwayne Biixi oo Awoodiisii Iskugu Geeyay Siduu Tijaar Wayn Uga Dhigi Lahaa Wiilkiisa + Mooganaanta Shacabka Somaliland
July 16, 2019 - Written by admin
madaxwaynaha somaliland ayaa awoodiisii iskugu geeyay siduu tijaar wayn uga dhigi lahaa wiil uu dhalay oo lagu magacaabo maxamed muuse biixi

madaxwaynaha ayaa qandaraasyo iyo saamiyo gaadhaya kontomeeyo siiyay wiilkiisa iyadoo aan loo marin sifo sharciya waxaanu madaxwayne biixi oo xafiiska joogay muddo laba sanno ahi awoodiisa iskugu gaynayaa siduu tijaar wayn oo ka taajira lacagta umadda uga dhigi lahaa wiilkiisa iyadoo taasi muujinayso in madaxwaynuhu mooganyahay in xaaraan tijaar lagu noqon islamarkaana aan tijaaradda gacan ku rimiska ahi shaqayn
si kastaba ha ahaatee waxaanu wararkayaga dambe idiinku soo gudbin doonaa tirada mashaariicaha iyo saamiyadda uu qaatay wiilka uu dhalay madaxwaynuhu iyo xogo kale oo dheeraad ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS